Home » Arimaha Qoyska » Cumar Shooli Oo Weerar Toos Ah KU Qaaday Fanaaniionta Cusub -Daawo Video

Cumar Shooli Oo Weerar Toos Ah KU Qaaday Fanaaniionta Cusub -Daawo Video

Waraysi ShooliMadaalaha hobadala waaberi ahna fanaan weyn oo magac weyn ku leh gudaha iyo dibada Soomaaliya oo waraysi qaas ah siiyey wariyaha universal ee wadanka Koonfur Africa maxamed muse nuur (Deeqdarajo) ayuu kaga warbixiyey fanaaniinta yar yar ee heesaha copy-ga qaada isagoo tusaale usoo qaatay xilli aroos laga wacay oo uu arkay fanaaniin heesihiisa isku dayday in ay copy-yeeso.

 

Cumar Shooli oo aad ugu xanaaqey arintaasi ayaa sheegay in uu la hadlay dadkii kasoo qeyb galay xafladii arooska.

 

Haddaba Daawo Waraysiga Cumar Shooli uu la yeeshay wariyaha Universal ee South Africa Maxamed Muse Nuur (Deeqdarajo)

HALKAAN KA DAAWO HEE WEERARKAAN CUMAR SHOOLI

Alcarabiya.com

Share on Facebook

Comments

6 Responses to Cumar Shooli Oo Weerar Toos Ah KU Qaaday Fanaaniionta Cusub -Daawo Video

  1. C/malig Reply

    January 14, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkk shooli wa ka xanajiyen

  2. Shekh mukhtar robow Abu mansur Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Shooli la dagalan fananinta yaryar wanu ku tagersanahay

  3. hassan c/rahman ali Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    kkkkkk cumar sholi waxa uu ka hadlayaa xaqiiqada jirta manta waana wax lala yaabo in fananiintu copy ay qaadan

  4. hassan c/rahman ali Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    run ahaantii waxaad mooda in fanki somalida dib udhac wayni ku imanayo marka la eego fananiinta manta oo aan mesha la shir imanayn waxay qaadaan waxaan odhan lahaa waxba meesha kuma haysane iska dhafa fanka gabi ahaantii looooooooolz

  5. Shiikh shariif shiikh axmed Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Shooli adiga waad duqowday dhalinyarada codka macaan maxaa ka rabtaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>