Home » Arimaha Qoyska » Qaladaad Ay Ragga Galaan …. Balse Haweenka Waligood Aysan Ka Cafin Ragga.

Qaladaad Ay Ragga Galaan …. Balse Haweenka Waligood Aysan Ka Cafin Ragga.

mmmmmmInkastoo haweenka yihiin kuwo cafis badan balse waxaa jira arimo ay adag tahay in ragga ka cafiyaan oo ay ka saamaxaan , hadaba arimahaas oo ragga qaarkood dareensaneyn in haweenka ka careysiinayaan ayay alcarabiya ku haysaa.

 
1- Qaladaadka ragga galaan ayna adag tahay in haweenka iska cafiyaan ayaa ah qyaanada . qiyaanadaan aan sheegeyno ma ah in naag kale si qarsoodi loola guursado ee waa beenta iyo arimo noloshiina quseeysa oo aad ka qariso

 
2- In aad daneyn waa dambiga ugu xun ee haweenka laga galo , dhabtii haweenka ragga kama cafiyaan in ay iska indho diraan oo aysan daneyn . waxa ayna jaceylka u arkaan is daneyn .

3- Amaanta beenta waxa ay u aragtaa mid lagu bahdilayo sharafteeda iyo sidoo kale in ninka ku hor amaano haweeney kale ha u sameeyo in uu ka maseersiiyo ama bilaa qasdi haka ahaato arintaas , si kasta oo ay ahaato haweeneyda arimaahaan ragga kama cafiyaan .

4- Ragga qaar marka ay xanaaqaan isma xakameyn karaan laakiin ogaaw eray waliba oo dhaawacaya oo ninka yiraahdo waqtigaas maba iloowdo .

Share on Facebook

Comments

18 Responses to Qaladaad Ay Ragga Galaan …. Balse Haweenka Waligood Aysan Ka Cafin Ragga.

  1. Alcayabiya.com asc bacda sln alcarabiya .com waxxan wataa codsi hadaan ahay aqristayasha alcarabiya ama wax tix galin ah ku lee yahay alcarabiya sabab too ah saa lawada socotaan doolada waxeey lee dahay baramaan ane waxaan ahay xubin ka tirsan alacarabiya.com marnamaankeda ok codsi (1) zamzam waa gabar soomaliyeed oo qaldami karto waana la sixi karaa marka waa in aad waanisaan intaa adinkane ka daba xumani laheedeen waayo waxaa tihiin dadkii laga soo garay xalinta qooska ama dhalinyarada marka markasto ii firiya xaga wanaga oo haka daba qadan faranbi ama qeelo waayo sharaftiina ma ahan in aad gabar somaliyeed la ficiltaan marka waniya gabadha oo waxeey kacabanee xaliya ama anigaa xalinaa ee ciwankeeda ii sheeg waayo uma dul qadan karo alcarabiyo oo dhax ordee ceeb marka noqda kuwa wabseeda kale u hor seedo wanaaga waana ku mahad santihiin sada wanaga badan oo hooshaan u wadaan illaahne ha idiin fudeediyo ok hadaa garab iga bahataan ama nabadoon ka noqonaa arintaas saan u xaliyo wixii aqbaar ah ciwaan kaan igu soodir exmustafyare143@hotmail.com ama nimbuzzkan drmustaf333 isku daya in aad xalisaan ama aan xaliyo ayaan ku soo gaba gabeenaa haalka hilmaam hadal kuma jiree abaayo samsam hal mid ayaan dhahayaa abaayo macaan ma jecli in aan aqristo adigoo caytamaa marka markasto illaah kabaq oo noqo kuwa ceebaha qariyo waayo illaah yaa inoo cadeeyay wax kasto markale samsam ani ayaa kuu soo hoyday ee abaayo macaan iska daa caayda ma fiicno aduun iyo aaqiro iga yeel abaayo adine samsam ani yaa kaa qabnaa alcarabiya waxee kuu geesteen ani ii sheek iguna soo dir ciwanadaan hore u soo sheegay markale yaanan maqlin adigoo caaytamaa abaayo zamzam cadeey by alcarabiyo .com bye

    • admin Reply

      January 15, 2013 at 9:11

      Dr Mustafa sxb nmagcaan zamsazam 10 magaca ku soo agshaa hada isaga magac nin u jeedaa , waa ceeb , in aan arkeyno am moodo emelada ilaa afar emelayuu adeegsada xitaa acebooksia soo helnay marka xalak waa saas

  2. C/malig Reply

    January 14, 2013 at 9:11

    Ok wa mahadsantihin

  3. Samsam filsan Reply

    January 14, 2013 at 9:11

    Alcarabiya naago baa leh waana sharmuutooyin waxay u tirayan fakirkeyga waxay diidayaan runta in laga hadlo

    • admin Reply

      January 14, 2013 at 9:11

      userkaan magaca samsam 10 = comment oo userkan iyo magacyo kale ku bixisay aragna iyo labada emel ad adegsato fadlan yanan dhaman emeladas iyo facebookada o an so helnay in ad hawada so gilino hangu qasbin fadlan waxa laga hadlayo coment ka bixi ama iska dhaaf , fadlan wa dininti ugu dambeysay by mamulka alcarabiya wana tirnay comentayda wasaqda ah dadka ku cayneyso

  4. Åhmed Ølene Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkk wlh nagaha qaar aa waxay raban iska qora haadan la arkay samsam filsan gabadhaaas bar aqri qoraalkeda war ilen naguhu markii la arkaayo ay xishoodan cml laima dhabin ilaah ha kuu sahlo mid gus kugu dilaaciya cml kkkkkkkkkk

  5. korneyl Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    kulahaa’raga nagahod qaladadka qarkis kama cafiyan’ o nagahana kawarama bal ayaga qalad magalan miya mise raga aya cafis badan miya sida ano kale. Haye.

  6. mu , jokar Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkk samsam filsan sifican laguma dhabin miyaah
    in sha alh mid sifican ku dhaban kugu ducay nay naah
    aniga ne mid an sifican udhabo igu so duceeh

  7. Daba cade Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Fartuun birimo iyo farxiyo fiska labadaan fanaan yaa ku leh tee baa dhax yar fartuun iyo farxiyo min imisa jeer baa la furay fiska waa muqayil birimo wey niiko badantahay 2 daas cilad baa loo furaa

  8. Daahir ayle Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Gabadhan quruxda badan hadii aan gacanta ku dhigi lahaa waaga talax ugu siin lahaa kama bixiyeen waan ku noqnoqon lahaa ayadana saan filayo wey taqaanaa galmada

  9. shamarkecade Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    hibo ilji sawir keed maxa mesha losooo saaray arwaa la ceboobay ninkaaan xariifka iska dhigaayo gabdhaha maskinta sawiradooda u dhaaf deee maraxbaa tahay

  10. mohamed Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    wasq aya tihiin wlh kasraa hada sawirkana meshaa gabdhaa swirkeeda

  11. mohamed Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    alcarabiya maxaa gabdha sawirdooda mesha auku soo qadataan wasq ayaa tihiin wlh wax saxa fad ahna waxab akam taqnan war gabar xaasleh oo aanba raali ahyn ayaad sawirkeda mesha kusoo qadnysaan ma aqoon daraa waxaan idin gaynayso wlh dabcedan badala oo gabdhaha sawiradooda udaya

  12. Maxamed baaciise Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Thanks alcarabiya waaku mahadsan tihiin soo gudbinta sida loola macaamilo jaceylkaaga ama xaaskaaga waxaadna laf dhabar u tihiin dhalinta soomaaliyeed meel kastooy aduuna ka joogaan

  13. Cowke Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Aniga waxaa la-yabanahay qoftaan bajaqda ah masawirkeed qurux badanaa xagee bey ku nooshahay ma somaliya mise dibada woow wooooow wow

  14. Saxaradiid Nabadon cabdile Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Aad baad ugu mahadsantihin fikirkiin

  15. Khaled cade Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    Aad iyo aad ayaan u taagersanahay alcarabiya oo mar walba wax jira ka hadasha hadaan ka mid ahay dhalinyarada soomaaliyeed. thanks to allah………….,

  16. qalanjo Reply

    January 13, 2013 at 9:11

    waa run walaahi taas aa been eheen mana iloobaan naagaha arimahaas oo kale thanks alcarabiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>