Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa ka horyimid go’aanka Garsoore Mike Dean uu kaarka gaduudan ku siiyay Vincent Kompany ciyaartii adkeyd ee u dhaxeysay Kooxaha Arsenal iyo Manchester City.
Kabtan Vincent Kompany ayaa wajahaya Sadax ciyaar oo ganaax taas oo sameen weyn lu lahaan doonto Manchester City in kastoo kooxda Racfaan ay ka qaadan karto.
Arinta ayaa ka dambeysay Markii kabtanka City uu labada lug ku dhuftay Jack Wilshere oo ah kubad sameeyaha ARsenal ciyaartii 2-0 looga adkaaday Arsenal.
‘Ma aheyn rooso ,Marnaba ahan ,’ waxaa sheegay Mancini kadib markii ay soo afjareen Guul la’aanta Premier League ee ka heysatay Mudo 37-Sano in Arsenal garoonkeeda ay ku soo garaacaan.
‘Waa Macquul inuu ciyaaryahan uu maqnaado Sadax kulan ,waxba ma ahan,hayeeshee ma aheyn qalad,kaliya hal lug ayaa ku dhacday Wilshere ee ma aheyn labada lugood ,Aniga waxaan ahay 48 Jir wax walba aad baan u arkaa.
Share on Facebook
Dj zaadmarry
January 17, 2013 at 9:11
company waa nin madax weyn ganaaxa wu ku qurxon yhy kkkk cml
Cabaaye
January 16, 2013 at 9:11
Mancini waad qaldantahay cml kkk ha u doodin company asaga musqul eh oo laaynaya ciyaalka