Waxaa muhiim ah in haweeney waliba doorato hababka iyo arimaha munaasibka ah in ay ninkeeda kala hadasho si ay u farxad giliso , waxaana muhiim ah in taas badelkeeda ka fogaato waxa ka careysiinaya , hadaba arimahaan haku furin ninkaada.
Waxii Hore : ninku aad ayuu u neceb yahay in haweeneyda kala hadasho waxii hore , gaar ahaan waxa la xariira xaaskiisii ama saaxibtiisii hore , faah-faahinadaan aad ayay uga careysiineysaa waxa uuna dareemayaa in aad weli ka maseersan tahay noloshiisii hore aadna iloobin waxii tagay .
Qaladaadka Ehelka : uma wanaagsana haweeneyda in ay mar waliba ka hadasho qaladaadka ehelkiisa , taasi aad ayay u dhibeysa waxa ayna dhalineysa khilaafaad in badan soconaya .
Hantida : Mararka qaar haweeneyda waxa ay ku qasbanaaneysa in arimo ku aadan maaliyaada ninkeeda isku waafaqaan balse ma ah in mowduucaas ahaado mid iska taagan waqti waliba .
Shaqada : Haddii ninka uusan haweeneyda kala tashan arimaha la xariira shaqada uma haboona haweeneyda in ay kala hadasho , waayo waa ay ka careysiineysaa su`aalo badanna waa uu iska weydiinayaa .
Sirta Dadka Kale : Sirta dadka kale waa qad cagaaran marka laga eego dhanka ninka , umana wanaagsana naagta in ninka wax ka weydiiso dhankaas .
Ariamahaan aad ayay ugu muhiimsan yahiin gabaryaheey in aad iska iloowdo marka xariirka qoyska la joogo wax ayna alcarabiya kuula talineysaa in aadan ninkaada kala hadal .
Waxaad Naga Soo Xariiri Kartan Emailka Ah alcarabiya1@hotmail.com ama toos bogga aan ku leenahay facebook ee alcarabiya.com
Share on Facebook
mu , jokar
January 15, 2013 at 9:11
samsam adi dhan kee laguu racaneeh mar waan siil qur xonahy
mar waan sill xumahay adi ma isku dhax yac san tahy neeh
ahmed qeys
January 14, 2013 at 9:11
samsam walal ado dumara maxad ku hadlesa isku xishow plz meshan waxa ikene maba aqane ilahey shartoda ha i dhinac mariyo amin amin
Samsam filsan
January 14, 2013 at 9:11
Habeen kasta waxan ku dagaalna ninkeyga siil keyga caraf nooc kale ah uu asaga dhib sanayo qiiq baan ku uu miya QURAX QUDE perfume na wan ku shubaa
Siyaad
January 14, 2013 at 9:11
Dhulka dul qaad badanaa kan muusa suuda la magac baxay camal ayaa ku nool, ilaahi dulqaad badanaa adiga camal ayuu aduunka ku hayaa, bal waxa meesha ku qoran iyo waxa uu ku hadlaayo maqla, sariigta alla kaa qaad, alcarabiya waxaan ka codsanayaa kan camal ineey soo gudbinin qoraalkiisa akhlaaqda xun
Hanad
January 14, 2013 at 9:11
Asc bahda alcarabiya iyo aqrista yaasha sharaftaleh wiilkan labaxay muuse suudi waxaan dhihilahaay ale kabaq oo kahadal mowduuca mesha yaalo waxna kabaro tarbiyadda islaamka iyo dhaqaanka subaan ee somaliyeed