Home » Arimaha Qoyska » Sidee Ku Kasban Kartaa Kalgaceylka Iyo Daacadnimada Ninkaada ?

Sidee Ku Kasban Kartaa Kalgaceylka Iyo Daacadnimada Ninkaada ?

alcarabiiHaweeney waliba waxa ay baadi goobeysa wado waliba oo ka caawineysa in ay ku soo jiidato ninkeeda una dareensiiso in gurigeeda u yahay qasriga aduunka , hadaba hadaad rabto in arintaas ka gun gaarto raac talooyinkaan .

 

 

 

* Dariinsii in uu yahay qofka koowaad iyo kan ugu dambeeya noloshaada : ninku waxa uu dareemayaa farxad iyo qadarin markaa aad dareensiiso arintaan , waxaa qalad ah in gabartu ninkeeda kala hadasho nin horay xariir jaceyl kala soo dhaxeyay ama ku hor amaanto sifadiisa , hadaba ilaali dareemaha raagnimo ee ninkaada .

 

 

* Ha noqon mid u ooman hanti : ninka aad ayuu uga caroodaa marka xariirkiisa qoys noqdo kaliya mid ku socda dhanka maadiga , waa hubaal haweenka aad ayay u jecel yihiin in ay soo dukaameystaan balse arintaan ka noqo mid ka caqli badan ,waxaa jira rag badan oo hanti haysta balse aadan ka heleyn jaceyl iyo qadarin aad ninkaada ka haysato.

 
* Ha Iloowin Amaantiisa : waa arimaha aad u farxad giliya ninka amaan akhlaaqdiisa iyo sida uu idinkugu hal gamo tasina dhiira gilin ayuu ka sii qaadayaa .

 
* U Sheeg In Dartiin Uu Aad Ugu Shaqeeyo : Ogaaw marka ninka uu u halgamayo una shaqeeynayo gurigiisa ayna xaaskiisa u sheegto in uu shaqo badan uu hayo waa uu ku raaxeystaa hadalkaas waxa ayna dareensiinaysaa in qadarin ay u hayso .

 

 

Nagala Soo Xariir  : alcarabiya1@hotmail.com

Share on Facebook

Comments

4 Responses to Sidee Ku Kasban Kartaa Kalgaceylka Iyo Daacadnimada Ninkaada ?

  1. Asc marka hore waxa mahad leh ilahaygi na untay marka 2d alcrabya o naga cwisay waxyalo bdn wanka helay sida nagtul uso jito ninka balse anga gbr ayan ahay wil ayan ka helay mana aqan san kuso jito wlh aqyarey icawiya plz hadad wax kataqanan arinka

  2. Ilka case malaba border Reply

    January 16, 2013 at 9:11

    Ninkaaga wasmo ku qanci xiliga galmada u niiki isku day raali galin mar kasta ah hana ka diidin markii u ka codsado baashaal

  3. Saaqaluul Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    asc.. mawduucan aad Ka hadlayso waa raggii hore oo haweenka u soo shaqayn jiray,, dumarkana guryaha joogay,, ragga waqtigan jooga dal iyo dibadba inyar baa guryahooda u soo shaqeeya oo biila,, kuwa qurbaha jooga cayr bay ku aruureen.. kuwii dalka joogayna dumarkii baa shaarshaari ah,, markaa nin reerkiisa u soo shaqeeye qadarin ,, sharaf iyo karaamaba reerkiisa waa ka helayaa, sidii aabayaasheen hooyoyinkeen uga dambeeyeen,, laakiin nin aan waxba kugu soo kordhinayn oo meel uu soo jiifa oo kistii gaalada ku siisay kugu qabsanaya,, ama kistii ku korinaysay caruurta kugu qabsanaya,, maxuu yahay qadarinta uu helayo,,, NAAGTII HAYSTA NIN U SOO SHAQEEYO HA HAYSO OO HA XANAANEYSO YAYSAN ISKA DAYACIN,, HADDII KALE TU KALE OON ARAG NIN SHAQEEYA AYAA U HAYN,, MACSALAMA

  4. Haashim Reply

    January 15, 2013 at 9:11

    Ninkaag daacad u noqo oo hadalkiisa hadiidin hadii uu ka codsado in uu kuutago haka diidin wax uu kusiiya mooye wax kale ha weydiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>