Fanaanada Laki Xaaji Wacays oo si weyn u kacsaneyd sanadkii dhamaaday oo heeso shidan ka soo qaaday dalka Holland ayaa haatan hees jaceyl oo qatar ka soo saartay dalka Djibuoti waxaana la qaadayaa fanaanka reer Djibuoti Mohamed Xuseen ( Canka Dhige) iyado heestana lagu magacaabo Hanad .
Eeboow Halkaan Ka Shuf Heesta Baashaalka Action Leh Ee Laki Iyo Canka
Share on Facebook
Ilka case malaba border
January 16, 2013 at 9:11
Haraad bey u qabtay wey ka arad baxday naagtan waxaa la mid ah mid islii ka heesheerto lakiin cuntameyso jir ah ina xaaji farale
Fartuun birimo
January 16, 2013 at 9:11
Kkkk kkk kk qosol badana qof kasta ha isku dayo in uu heeso anagana wan ka towbad keenena fankow xaal qaado
umu zalma
January 15, 2013 at 9:11
waw eshcala jaceyl duqeyga an xasuustay cml kkkkkk waku dhamaday miro meesha kacabso laki cadi maha
Hamzikh
January 15, 2013 at 9:11
Nama qancin heestu
Fartuun birimo
January 15, 2013 at 9:11
Naagtan waa jabutiyan somali ma ahan holland bey qaxooti ahan ku nooshahay
Haashim
January 15, 2013 at 9:11
Soomali wey il baxday
Hanad
January 15, 2013 at 9:11
War heedhe wanba ka helay sida wacan Ee dhaxda kaga qabsaday gabadha lkn su aal gabadha maxa dusha kasaran wayaaban yahay cunuga saran dusha gabadha