Waxaa banaanka u soo baxaya oo isa soo tarayaya wararkii xanta ahaa ee sheegayay in jaceyl uu ka dhaxeeyo Shah Rukh Khan Priyanka Chopra inkastoo SRK marar badan ku cel celiyay in arimahaas jirin kaliya xariir caadi uu jiro.
Waxaana marar badan la arkay labada jilaa oo kulamo jawi degan ah wada qaadanaya kuwaasi oo ka fog wax shaqo ah isal markaana mararka qaarna qaab Romantic ah isugu dhagan .
Waxa uuna warkaan sii xoogeystay ka dib markii xaflad dhawaan la qabtay oo abaal marino lagu bixinayay in Priyanka Chopra soo istaagtay ka dib si Rimantic ah u dhunkantay aktarka SRK , iyadoo tanina ay sii xoojisay xantii suuqa ku jirtay.
Priyanka Chopra ayaa sawiro isaga qaaday SRK iyadoo dhunkashada kulul ku haysa xilli xaaska labada caruur u haysa SRK Gauri Khan ayna ay fadhisay xafladaas .
Abdikarim
February 12, 2013 at 9:11
Priyank wa gabar iska bulo ah anigana naag radis ay ahay akhiyarta waxan raba in aad isiisan numbarkeda ama emailkeda qofki hayo
Aydarus abdi
February 11, 2013 at 9:11
shb ad ayan u tagera wayo filimadisa qabku udhigo runti wa qab markasta dhaliyaradu iskudaydo badanka fimadisu waxay ka hadalan jacayl ka iyo sida qofka loamisiyo jacaylka ad ayan u tagersanahay takale wan ku racsanahay inu xidhidh lasameyo aktarada quruxda badan piriyanka
Aydarus abdi
February 11, 2013 at 9:11
shb ad ayan u tagera wayo filimadisa qabku udhigo runti wa qab markasta dhaliyaradu iskudaydo badanka fimadisu waxay ka hadalan jacayl ka iyo sida qofka loamisiyo jacaylka ad ayan u tagersanahay
Abdikarim
February 9, 2013 at 9:11
Hindudan muslinimada wey shektan oo keliya kuma dhaqman
Mantaaz
January 27, 2013 at 9:11
Wlh waa yaap reerka dadka dhisan ayey ka sooo hor jeeda maxay u duminee SRK reerkiisa
siciid bile
January 23, 2013 at 9:11
shahruhkhan waa aktar sharaf leh waana ku taageersanahay jacaylkiisa cusub uu banaaka soo dhigay waana lagu yaqaanaa waxaan dhahayaa waa ciyaarihiisii
SIIL FAAXSHE
January 17, 2013 at 9:11
Hindida waa dadka ugu xun aduunyada
c/xakiin mustaf c/
January 17, 2013 at 9:11
baryaanka maxaa daba dhigay shaaruqaan yaab..!!!waa nin sharaf leh
Mahad
January 17, 2013 at 9:11
Waa labo laysuku talo galay
qalanjo
January 16, 2013 at 9:11
yaab badnaa priyanka waaba gabar qurux badan ee nimanka naagaha qabaan maxaa daba dhigay mid aan naag laheen ma weysay marki hore mr bon daba dhigatay ilaa ay xaaskiisa ka maseerto hadana shahrukhan oo naag laba cunug u heeso ayay isku dha dhajinee imaanka lagaa qaad dhe