Home » Arimaha Qoyska » Erayadaan Lamantaada Waa Ay Kaaga Carareysaa Ee Ninyahoow Ka Fogoow.

Erayadaan Lamantaada Waa Ay Kaaga Carareysaa Ee Ninyahoow Ka Fogoow.

xanaaqQilaafaadka labada lamaane ayaa ah caafimaad xoojinaya xariirka iyo is fahanka , balse waxaa ninyahoow kuula gudboon in aad erayadaan ka fogaato marka dooda idin dhaxeyso adiga iyo lamaantaada.

Hooyadaa: in qaab qaldan wax loga sheego hooyadeed ama eray xumaan ah loo adeegsado wax ay haweenka ka neceb yihiin ma jiraan mana cafiyaan waligood , ee ninyahoow aan xariifka aheyn ka fogaaw in beerta miinada ee lagu magacaabo hooyada gasho si aad uga bad baado xanaaqa lamaantaada.

2- Iyada Waxa Ay Aheyd : inta badan ninku waxa uu soo lahaan karaa xariir haween oo ka horeeyay guurkiisa , hadaad ragaas ka mid tahay 2000km ka fogaaw in aad is bar bar dhigto xaaskaada iyo qoftaadii hore , hadii qalad ka dhaco hala soo boodin qofteydii hore iyana sidaan oo kale ayay aheyd , ogaaw haweenka is bar bar dhigid ma aqbalaan .

3- Aniga Nin Rag Ah Ayaan Ahay : duqon yahoow raganimada ma ah kali talisnimo iyo in aad ku tumato ra`yiga xaaskaada balse waa ilaalin iyo ixtiraam , marka dood idin dhex marto xaaskaada iska ilaali nin rag ayaan ahay waayo taas cadeyn uma baahna ee noqo nin garteeda siiya xaaska .

4-Hadaad Sameyn Wayso Waxa Aan Kugu Dhahayo .. Guriga Ayaan Ka Baxayaa : waa midda ugu daran xariirka qoyska , hadaba hadaad ugu goodineyso waan baxayaa side ayay kugu kalsoonaaneysaa .

Erayagaan waxa uu ka dhigayaa in ay kuula nolaato cabsi waliged sidoo kale wax ay u turjumaneysaa in aad raadineyso hab guriga aad uga cararto.

Share on Facebook

Comments

3 Responses to Erayadaan Lamantaada Waa Ay Kaaga Carareysaa Ee Ninyahoow Ka Fogoow.

  1. Suuxaaye Reply

    January 19, 2013 at 9:11

    saaxiib aqritayaasha ayaaan ka mid ahaya ee aad ula socdo waxa aad sheegeeyso ee fiicnaata badan sida aad u sheegeeysid in aad adiga kula dhaqmin xaaskaaga ama hadaad qabin tan aad guursan doonto dadka biniaadamka waxa weey sheegaaan hadana kulma dhaqmaaan xataa wadaada marka ay muxaadaroda aqrinayaan waxa ay dhahaan waxa hadaadan ku dhaqmeeynin in aad sheegto weey banaan tahay dad waxaaad arkeeysaa marka ay dad kala celinaayaaan wanaaaga ka muuqda ama banaanada ama dumarka kala sweet u ah tan xaafada marka ay guriga galaayaaan wajiga waa waji xumaan badan ka muuqata alow yaa xaafada soo o gaada kan ayaa lagu hayaa ala qaadkaan yaa i dhaafsiiya

  2. Xasan27719209564 Reply

    January 19, 2013 at 9:11

    Thanks alcarabiyah aqoon badan ka faaidnay cashiro badan siwanaagsan kuladhaqmikarno hawenkeyna wanaana wanaagsantahay in raga somalia labaro in dumarka somalia walahod qanciyaan mash alah kkk haweenow sodhawaada hanila qanciyo aqoonta baranay kuwadaraxeysanee si farxad leh waaw marka alcarabiya aqriyo madadaalo walahi iyada igufilan qosolka kadhamahaayo aqoona wakafa idee aduunka dhan lagasogudbiyay gawadhi qanciso wanaagsan ha ilasoxariirto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>