Chelsea ayaa garoonkeeda Guul cariiri ah waxaa ay kaga gaartay kooxda Arsenal waxaana ay ku adkaatay 2-1
Goolka waxaa ku horeysay Chelsea oo waxaa u dhaliyay Wiilka Spain ee Juan Mata sdaqiiqadii 6 aad ee ciyaarta,waxaana goolka Labaad u raaciyay Frank Lampard oo rigoore ka dhaliyay kadib markii la jilaafeeyay Remires.
Qeybtii labaad ee Ciyaarta Theo Walcott ayaa gool qurux badan ka dhaliyay Chelsea waxaana goolkaas Ciyaarta uu ka dhigay Mid Xiiso badan.
Xidigaha Arsenal ayaa isku dayay iney ciyaarta bar bareeyaaan laakiin waa loo diiday,waxaana qeybtii dambe ee ciyaarta ay heleen dhowr koorno hayeeshee Chelsea waa diiday Warkaas.
Share on Facebook
Suleyman
January 20, 2013 at 9:11
Sxb adigaba tagera aya tahay ciyartana madawanine kalexa webka wusaxanyahay
Layaab
January 20, 2013 at 9:11
sxbayaal qolyaha warka ku qoro site ma aqoon la’aan ayaa idiin geysey saxafada sida aad uga hadlaysaan labadan koox ee ciyaarey mise waxaad isla celin kari weyseen taageerinimo aad u qabtaan arsenal wan ka xumahay koox badisey in aad dhahdaan si naf lacaari ayey ku badisey bal waxay ahayd in aad dhahdaa Chelsea oo Arsenal ku dur durisey ee sxbayaal saxafada iyo in ay ubaahan tahay dhex dhexaadnimo soo barta hadey arsenal badin lahayd waad inoo buun buunin lahaydeen kolayee