Waxaa suura gal ah in ninka uusan ku faraxsaneyn in uu ahaado mid kuu dhaw , waana kaala xishoonayaa in asxaabtiisa hortooda in uu kuula tago , mana awoodo in saaxibadiisa kugu hor muujiyo .
Hadaba dhaqamadiisa ayaa laga yaabaa in ay kedis kugu noqdaan oo aad is weydiiso su`aalo , hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa dhowr tilmaan oo hadaad ku aragto ku muujineysa in uusan ku rabin oo uu sidii hore kugu aheyn xiligii garka iyo jilbaha uu ku qabsanayay.
Maba barayo dadka kale in aad tahay gacaladiisa : waxaa muhiim in ninka uu xaaskiisa baro asxaabtiisa iyo dadka ugu dhaw uuna u muujiyo in uu aad u jecel yahay ayna ku adag tahay in uu kaa fogaado.
Wuu iska kaa indho diraa (Is dabaalin) marka aad wada joogtaan goobaha la isugu yimaado oo aad aragto in uu iska kaa maaweelinayo iyana waxa uu ula jeeda oo uu ku muujinayaa in uusan ku dooneyn.
Kuguma qiro shabakada internetka ee lagu sheegeysto : haddii uusan xabiibkaada baraha lagu sheegeysto ee internetka oo ugu horeeyo Facebooka ku muujin in aad adigu tahay xabiibtiisa , waxa uu doonaya in dadka kale garan oo aysan ogaan xariirka uu ku jiro.
Waxa uu dooranaaya maqaayado gaar ah : inta badan wuu u dhuuntaa in uu ka soo cunteeyo oo xoogaa bashaal iyo Coffe ku soo qaato maqaayadaha waxa uuna kaaga tagayaa guriga .
Goobaha la isugu yimaado kuma kulantaan: hadii uu mar waliba rabo in aad xaafada lee joogto oo uusan horay kuugu kaxeyneyn casuumadaha asxaabtiisa , taas shaki kuma jiro waxa uu doonayaa in aan laguugu sawirin waliba waxaa laga yaabaa in sidii hore uusan ku jecleyn.
Lama kulmo asxaabtaada gabdhaha ah: hadii usan dooneyn in noloshaada dhab aan galo isla markaana uusan jecleyn in asxaabtaada uu barto iyana waa hab kale oo kuma doonayo in lagugu arko.
Waa tilmaamo muhiim ah ee gabaryaheey fikir , alcarabiyana kama ah isku dir iyo in ay raadineyso bur bur qoys ee waxa ay dooneysaa in dib u dayactir aad ku sameeyo noloshaada qoyska oo aad boorka aad ka jafto .
Share on Facebook
Mustaf
January 29, 2013 at 9:11
Web-kaan maxaa looga la’ayahay wax aniga si toos ah su’aalo ii waydiiya maadaama aan ahay nin aad isugu kalsoon miyir& caqli badan rabiga kumanaystay ahna aqoonyahan aad ud’a’ yar long-man mahad dheere dhaadey cigaal aadan
Mustaf
January 29, 2013 at 9:11
Haweenay soo daashay waxaa waxeeda & iyodaba iska leh wiil nastay sida mahad dheere (Aar qoyay dawacaa lamoodaa haweenay soo daashay af libaax intaad ujidho dhawaa(dhaadey cigaal aadan mahad dheere)
Xasan yare
January 27, 2013 at 9:11
Waxa meshan ka sucda waa dhaqan ki carabta iyo al carabiya xarfane dhaqanka ya laga takin dadka is qabana ha isku diri nine qoys duminta daya
layaab
January 26, 2013 at 9:11
subxanalah walal markan waxagu wa shaydanimo e ka noqo shekadan tir tir mideda kale adiguba madan jeclan lahayn inay xaskada ayado maro khafifa qabta inay aros kala ciyarto ama ay xaflad ku racdo marka dadkalana sidas o kale kaso qaad illahna ka cabso waxani wa adun
Mumin Geele
January 24, 2013 at 9:11
SCW,Malaha tani waa sheydaan soodaahiray ( sheydanul Insi) Waligey ma arag wax isagdiri og rag iyo dumar isqaba, Malaha aydaa Dabecad Sheydanka Ninkedi kuweysay
Mustaf
January 23, 2013 at 9:11
Mahad dheere wuxuu taa kayiri naaga haday jiifto & hurdada kacdo waxba isma dooreeyaan marna raga lafaker maahidiin mana gaari kadhaan maxaayeelay arladaan illaahbaa leh wuxuuna usoowakiishay rag laga soobilaabo ambiyadii nabiyadi &rusushii kadib boqoro madax kale marna ma aragtay meelay kaga jirto diiwaankii alle an ka ahayn ragaw masuul ayaad katihiin iyaga iyo nimcada kale arlada taal sida caruurta I.w.m. Tankale ee kuhorboodaysa ee waasax leh iyadana waxaan ka iri maah-maahdii ahayd daqsiyow urur oo haan mabujisaa jawaab waa maya marna hadaad ururtaan& hadii kale waa isku mid waxan uga bixin tii hooskujidha tankale oo wax hayn ayaa hooska kasaadha naagna cadowgeeda waa tukale: waa mahad dhee dhaadey cigaal aadan)
nin nuuraysa oo rageeda ah yaa arkay?
January 23, 2013 at 9:11
waryee cismaan xanan-buure, naga wareeji naag khariban hadii ay nasiibkaaga noqoto guriga ha inaga joogtee magaalka ha nugu ceebayne. mar hadii ay lebis geli waysey gurigiina ay buuq ka bilawdo waa belo e’! warkeedu waa cadyahay markaa waa in la bedelo
Cali deeq
January 23, 2013 at 9:11
Naagtan oo kale maxaa xariir lagala sameena afkeeda weyn hoosna way ka weyntahay aniga gabar somali ah maba ii dhadhameeso because there is no lathar kintir la’an dhuuqmo la’an iyo ayadoo wasmada waxba ka aqoon
pedro
January 23, 2013 at 9:11
alcarabiya maanta reerihii ayaad kala gaynaysan wll waxan iska daaya mida kale webkan cidiba comment kama dhiibato alcarabiya sxb codsi sheekoyin jacayla noo bilaaba thanks
haweeney soo daashay
January 23, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkk waleee alcarabiya isha ayad ka rideeeen arimahaan waa sax waa jiraaan , wa in hurdada ka kacnaaa
hajinour
January 23, 2013 at 9:11
Fantastic wax yalaha qar wa wax lala yabo qof walbo o aqrista wa u daremaya in ad nin iyo xaskisa ad iska hor kenesid nin iyo nag isqaba munasib maba ahan in ay isku racan xalfad ama aros iyo wixi la mid
maxamed
January 23, 2013 at 9:11
sxb fantastic waxaga waa iska horkeen raga iyo dumarka ee kadaa war bixinada qoyska saameyn kuyeelan karo