Shabakada arimaha qoyska ee Alcarabiya ayaa maanta idin haysa oraahyo aad u muhimsan oom laga yiri jaceylka , waxaana soo qaadaneynaa dhowr oraah oo aan filayo in ay idin qancin doonto.
* Jaceylka Waa taariikhda haweenka ninkuna waxa ay uu tahay kaliya dhacdo noloshiisa soo martay.
* Jaceylka ninka waxa uu ka soo galaa indhaha halka haweeneyda uu ka soo galo dhagaha.
* Jaceylka waa iskuulka ugu weyn ee ee qof waliba oo wax jecel ka barto luqad ka duwan luqadaha kale ee aduunka looga hadlo .
* Jaceylka waa sida ciyaar u dhaxeysa laba qof .. dhamaadkii mid ayaa kuu guleysanaya mid kalana waa uu qasaarayaa
* Jaceylka waa sidii dagaalka oo kale waa sahal in si fudud uu ugu bilaawdo waxase adag in si sahal ah uu ku damo .
*Jaceylka waxa uu ka dhashaa hal eray balse waa ay adag tahay in hal eray uu ku dhinto .
* Jaceylka ma dilo qofka cishqiga uu hayo kaliya waxa uu ka laa-laalidaya geeri iyo nolol dhexdooda.
* Dhibaatada Jaceylka waxa ay tahay ninka oo doonaya in uu noqdo qofka ugu horeeya ee gala qalbiga haweeneyda halka haweeneydana ay dooneyso in ay noqoto qofka ugu dambeeya ee qalbiga ninka gasha.
*Alle maxaa ka xoog badan jaceylka , wuxuushta ayuu dad ka dhigayaa , dadkiina wuxuush ayuu ka dhigayaa.
* Jaceyl maba jiro haddii aysan waali jirin.
* Jaceylka waa ilin iyo dhoola cadeyn.
* Waa ay adag tahay in aad nacdo qof aad in badan jecleyd .
* Ugu dambeyntii natiijada ka soo baxeysa jaceylka lama ogaan karo.
Aqriste waa inoo muhiim fikirkaada iyo hadii aad wax ku sii dari karto si aqristayaasha uga faa`ideystaan.
Osman Fantastic
Alcarabiya Editor
Dayax xasan
March 25, 2013 at 9:11
Kkkkkkk jclku wuxay ku xidhan tahay gushisu qofka la’a jecelyahay wil iyo gabadhba thanks broth
Dj zaadmarry cadde
February 17, 2013 at 9:11
jaceylka wa wax rabaani ah oo horay u jiray waxaana lobahan yhy anagane inaan ilaalino sharafta jaceylka iyo qiimihiisa masha allah good alcarabiya
King of tookiyo
February 7, 2013 at 9:11
Ma sha allah alcarabiya dhamntin allaha n xafido
Zaki
February 2, 2013 at 9:11
Qodopada mel kama sogalan jcl jcl wa malaycni iyo waqti lumis
Daacad
February 1, 2013 at 9:11
Masha allaah
Ladan love
January 30, 2013 at 9:11
Wow wow
Al~cadaala
January 30, 2013 at 9:11
Asc dhaman shaqaalaha shabakada al~carabiya iyo aqristayasha
waxa mahadle alle o dadka qaar u aqoon dhinac kasta siyay
wana uga mahad cela al~carabiya hadalada aanan ciyaar cayarta ahayn wana mahadsantahiin
Abdukadir cadaay
January 29, 2013 at 9:11
Alcarabiya hanolaato ayaan leyahay masha allah jiro jog wa iqancisay cml
Samir Nasri
January 29, 2013 at 9:11
Jclku waa sida filin la jiloo kale
Ismacil
January 28, 2013 at 9:11
Asc alcarabiya iyo aqrista yasha jaceylku marba waa sida uu kugu soomaro dayma aragti waa kulan dareen cashaq waa sahal dawadiisu waa guul deeqdiisu ubad weeye asc all
muniira
January 27, 2013 at 9:11
Jaceylka waa ilin iyo dhoola cadeyn.
* Waa ay adag tahay in aad nacdo qof aad in badan jecleyd .
* Ugu dambeyntii natiijada ka soo baxeysa jaceylka lama ogaan karo.
Aqriste waa inoo muhiim fikirkaada iyo hadii aad wax ku sii dari karto si aqristayaasha uga faa`ideystaan.
Osman Fantastic
Alcarabiya Editor
Share on Facebook
14 Responses to Jaceylka ilove alcarabia bartas kga hay
Wadaad yare
January 26, 2013 at 9:11
Lakin tan ma somaliya
nin isku kalsoon
January 26, 2013 at 9:11
Cajiiib lkn waxaa sual ah alcaribiya gacan iyo lug waa idin taagay majirtoo lkn gabadhii fahmi laheed erayadan romantiga ah alahayow no sahal fb meel wareeg waan ka daalnay hadi aad tala ii heeyso hoos soo eeg .. Alcarbiya ayaa no balan ah haasawa hufwan
Hanad
January 26, 2013 at 9:11
Masha allah alcarabiya waxaan dhiihi kara waa qulubta dhaliyarada sanadka sababto ah ani ahaan waxaanba is mooday inaad aqrisataan boogeeyga qaaska ah Ee dhax yaala qalbigeyga waanba hubaa inay rag & dumar badan xaakax ka oran doonan qodob kaan aniga shalay iyo maanta waxaan soo booqday qodobkan 6 jeer mahadsanidiin alcarabiya qasataan wiilka sohiindisay sheekadan
AL WADAN
January 26, 2013 at 9:11
Salaaam all asxaaabta slaan kadib waa macquul hadlkan lkn sidaan aaminsanahay dad is jeclaaday guurka ka hor maba is calfadaan hadeey is calfadaana nolosha kuma wada waaraan jaceyl runtiisana waa guur kadib allow wax kheyr leh amiin amiin amiin
Mustaf
January 25, 2013 at 9:11
Deg-deg-wariyaha mustaqbal arimahan badidooda waxka qoridoona mahad c/llaahi long-man)* jacaylka habeen waa taah habeyn waa tiiraanyo habayn waa talo habeyn aan lahubin ayaa hurdadaadu tahay* jacaylkoo lagu guuldaraysto dhanka guusha xigtuu kubaraa * jacaylka dareen maleh taabasha lagu gartaa.* Jacaylku dawo maleh taluuse leeyahay* jacaylka mar waa kuu sahan mar waa kuu sahay marna wadkaaga soo dhawayso weeye(Auth-khabiir mahad long-man thank’s alot tell nom 0700184032/0712632621 Hagadere camp)
Abdi salam
January 25, 2013 at 9:11
Warun bay ilatahay
Sacid
January 25, 2013 at 9:11
Jacayl wa waxsojireen ah
Hana
January 25, 2013 at 9:11
Ooh!walah jaceylka wixi jiray aya laga sheegay waxan la yaabay qodobka ah wa adagtahy inaad nacdo qof aad mudo bdn jecleyd taa wa run ana hadaa qodobka i hayaa.alcarabiya ka wrn taas.
Halgame
January 25, 2013 at 9:11
Waa dhab jacaylku
Halgame
January 25, 2013 at 9:11
Jacaylku ma birbaa ma buurba ma badan gudheynba?
Abdalla
January 25, 2013 at 9:11
Asc alcarabiya iyo akhristayaashaba wan slmaya runti qodobadan wa qodobo xaqiiqa.aniga waxan kudari lahaa erayadan:jacaylku wa dabayl dhereynbadan oo aan lagaranayn meeley kugayndoonto.jacaylka wa dareen farxad,cabsi,murugo,xishood,xamaasad,hididiilo iyo fikar wata oo la ogayn midka kobka qaadi doona.thanks.
onkod
January 25, 2013 at 9:11
Wah wah i like alcarabiya yaaqay hal qodob oo mac eh leey kuu soo dhigee thnks yaaqay alcarabiya maala yacniga kuwa soo qoro ma ahan nh kkkk
safiya
January 25, 2013 at 9:11
yaa salaaaaaaam natijooyinka jaceylka lagama war hayo walaahi wa run tyaas
Ramlo
January 25, 2013 at 9:11
waah waah waxaas laga yiraah oraahyo jaceyl thnks alcarabiya