Waxaa jira erayo ay si gaar ah haweenka u isticmaalaan basle ragga ay ka xanaaqaan oo ay dhibsadaan hadaba erayadaan iska ilaali gabaryaheey .
Hagaag : Haweeneyda ayaa u isticmaasha eraygaan in ay ku soo afjarto qilaafaadka markaasi kala dhex aloosan ninkeeda waxa ay dooeysaa in ay aamusiso balse erygaan waa uu dhibsadaa welwena waa u gilinayaa.
Shan Daqiiqo : marka ay haweeneyda ay xeraneyso dharka ayna banaanka u wada socdaan ninkeeda waxa ay u baahan tahay ugu yaraan 30-daqiiqo , waxa ay ninka ku leedahay kaliya 5 daqiiqo, ogaaw eraygaas wuu uu dhibsadaa maxaa yeelay waxa uu dareensan yaha in aad been sheaegeyso .
Wax ma Jiraan : erygaan waxa uu muuujinaya in ay wax jiraan , intii aad isleedahay erayagaas xiisadda ku daji ogaaw xiisad kale ayuu sii dhalinayaa .
In aad cod dheer waxa ugu sheegto : tani waxa ay ninka ula mid tahay in aad u haysato in uu dabaal yahay waana uu dhisasanayaa ee si degan wax ugu sheeg .
Dhib malaha : waa erayga ugu daran ee ay haweeneydu ninku ku tirahdo , wax ayna micnaheedu yahay in aad dooneyso in aad ka fikirto qalad uu ninka kaa galay oo aad dooneyso in ad ka abaal mariso.
Waad mahadsan tahay : ulama jeedo tii wanaaga aheyd ee mudneyn in la yiraahdo ee wa midda jes jeeska uu ku jiro oo si qaldan aad u tiraahdo , tani ninka si xun ayay uga careysiineysaaa.
Sidey doonto ha ahaato : tani waxa ay muujineysa in haweeneyda ninka ay dooneyso in si ay uga dhamaato balse ra`yigiisa ay ka war dhowreyso .
Ha Wel welin , ma fahantay : tani waxa ay micnaheedu ninka ula mid tahay in haweeneydu ay dareensiineyso in shaqadeeda ay taqaan tanina waa ay ka careysiineysaaa.
Hadaba eryadaan waa ay dhisbadaan ragga ee ogaaw in xariirkaada ay dhaawac u keeni karaan ee ka fogoow.
Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska Halkaan Kala Xariir
Share on Facebook
Bishaaro
February 5, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k warun erayadan raga majecla lkn ya naga goynaya hee hdl kale maba naqaanee!
Yaabwaaye
January 26, 2013 at 9:11
Inta qodob ee meesha kuwada taalo waan wada leyahay lkn gaarinimo,qurux iyo dabeecad iyo aqoon la iguma gaaro inkastoon xaas eheen anoon is amaaneenin
Ha yaabin
January 31, 2013 at 9:11
Intaa qodob anigaa kugu ogol. Warkaaga lee ha la helo. Nin adag baan aheee.. lol
Wadaad yare
January 26, 2013 at 9:11
Taas waxaa ka daran xiligii aad ka cod’satid bashaal (galmo) oo ay kuu jir xumeeso ay ku’tiraahdo naga’dhaf markale sameenena xumadana ay igu kacsantahay
sumayo
January 26, 2013 at 9:11
alcarabiya ragga hagu dirina fadlan malmahan mowducayadii waa isku dir
gabar magalo
January 26, 2013 at 9:11
amax taas maba jirto camal aboowe ee naga fowdada ee comment mowdaacaan ka bixi ee ma ah shekadas hayso
Ismacil
January 26, 2013 at 9:11
Kkk wey jiran erayadas iyo kuwo kalo kadaran ba lkn alcarabiya kuwa hawenka kanajiyana shega hal dhinac ha u hadlinine
Amax axmed
January 26, 2013 at 9:11
Alcarabiya su ashan ikaso jawaba iniko mahad sanidin kwrn dumarka ana kala ogen ina gorsaran tahay iyo in kale adna shaqadi ad ku jirtana
alcarabiya beenta naag daaye
January 26, 2013 at 9:11
aniag waba ka helaa erayaadan ee naga daaye beenta iyo isku dirka kk
xasan jaceyl
January 26, 2013 at 9:11
alcarabuiya noolaada wax u sheega haweenka mar dambe yesan nagu dhihin erayadaan waa run aniga gaar ahaan waali aayan ak qaaday
sahra indhoos
January 26, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkk wan qoslay maanta anoo maalmoq osli , kk waa ru erayadaan rgag ma jecla