Haweeneyda ayaa mar waliba raadisa waxa farxad gilin kara ninkeeda kana dhigi kra iyada mid had jeer ku hoos nool qalbiga ninkeeda hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa habab sahal ah oo aad qalbiga ninkaada ku qabsan karto
1- Ogoow ragga wa iska jir weyn yihiin mooyee qalbi carureed ayay leeyihiin kaliya waxaa kugu filan in aad siiso xoogaa daryeel kalgaceyl ah waana hubka ugu culus ee aad ku qabsan karto ninka kaliya sii ihtimaam aad u sareeya.
2- Wadada ugu sahalan ee ay haweeneyda uga dhigi karto ninkeeda mid la dhalaala jaceykeeda waxa ay tahay iyadoo ehelkiisa hortiisa uga sheegta hadal iyo eray kan ugu macaan aadna waligaa ehelkiisa hortiisa wax uga sheegin taasi waxa ay dareensiineysaa in aad u hayso qadarin waxa uuna dadaal u galayaa oo arimo mustaxiil ah uu ugu sameynayaa sidii uu adiga kuu farxad gilin lahaa.
3- Marka uu ninka dhibaateysan yahay oo mushkilado dhanka nolosha soo wajahaan is bar bar taag oo si walib ku taageer waana hubaal in qalbigiisa waligaa aadan ka baxeyn.
4- Mara uu alle caruur idinku maneysto waa hubaal waxaad waqti gilineysaa caruurta waana waajib balse ninkaada xasuusta haka saarin ee doorkiisii i xanaaneynta iyo xabad gilinta waayo ninka waa cunug weynaaday isagaba.
Ugu dambeyn haweeneyda qabsan karta qalbiga ninkeeda aragtida alcarabiya waxa ay waxa tahay midda ninkeeda u noqoto hooyo , walaal , saaxib iyo xaas hadaad arimahaas aad awood u yeelato noloshaada ninkaas adiga ayaa leh .
Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska , Waa Inoo Muhiim Aragtidaada Ku Aadan Mowduucaan sida qalbiga Ninka Lagu Qabsan karo.
Share on Facebook
Salma xubi
February 2, 2013 at 9:11
Alaah naga dhigo kuwii noqda raaliyooyin ragoodana wanaajiya ragana alah ka dhigo kuwii na daryela alcarabiya wad mahadsantihin thanks
Aayaha katali
January 29, 2013 at 9:11
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
Daahir qoodey eldoret kenya
January 29, 2013 at 9:11
Naagtada futada ka was
Gabar somaliyed
January 29, 2013 at 9:11
Asc walalayal wa lahelaya gabdho raliyooyin ah lakin raag fican manta male wayo kuli noloshay kadhecen dhamantod
Hanad
January 28, 2013 at 9:11
Asc shaqaalaha sharafta mudan Ee alcarabiya aniga codsi isoo duceeye in ale iwaafajiyo gabar aqrisatay qodobkaan oo garaneyso soo jiidashada ninkeede
warfaa
January 27, 2013 at 9:11
waxaan rabaa, gabar . Markaa tii nin donaysi fadlan emailkaygu waa kan.
Suleemaancumar@gmail.com
Hal qof ayan dunida ka jeclahay
January 27, 2013 at 9:11
Runti dadka iskumid ma aha ruux dhames tiran majiro dunidan qof walba wu jeclahay nolol sas ah inu kunolado lase dad aya allah usahlaya dadna imtixan aya loga dhiga o mahelan nolasha raaxadeda balse mar walba ducada ebe iyo dadaal lama dayo qof walbana allah oga dhigo su jecel yahay insha allah amurahana allah sahlo
Hal qof ayan dunida ka jeclahay
January 27, 2013 at 9:11
Dadka isku mid ma aha rux walba alla si u abuuray qof dhames tiran na majiro allah na wafajiyo kheyrka insha allah dadko dhan allah kadhigo kuwo is jcl siba qoyska ama arinta hada laga hadlayo
suleeqo qalanjo
January 27, 2013 at 9:11
aniga waxey ila tahay in nin abaal uu san laheyn wax walbo oo aad u sameyso oo uu yahay dameer
Samsam filsan abgaal
January 27, 2013 at 9:11
Nin iwasa meesha majooga xidid baa i dhag leh dhag dhag
Samsam filsan
January 27, 2013 at 9:11
Ninkaaga guska u dhuuq adigana ha kuu leefee sidaas buu jaceylka ku xoogsan karaa
qalanjo
January 27, 2013 at 9:11
ani fikirkeyga hadii aan ka hadlo marki hore aan maqlo naagta ninkeeda ayay jano ku gali kartaa waxaan is dhihi jiray waa wax aad ufudud lkn saas maaha nimankana isku mid maaha ee waxaa jiro qaar badan oo abaal aan laheen indhaheyga aanku arkay naag baarinimo dhameysay oo dariskeeda xataa dhahaan tan waa raaliyo sidey ninkeeda ula dhaqanto awgeed ayaa ninkeeda wuxuu dadka ka dhex dhihi jiray wax jiro maaha waa miskiin waa in aan mid kale guursadaa marka nin soomali aan aqaanaa waxa naarta noo horseedo waaba iyaga mana ahan wax la dhowro qeylada iyo dagaalka ayay faaiido ugu jirtaa maba ka helaan naagaha wanaajiya oo baariga uah waxaana aaminsahay ninkasta oo og naagtiisa
abaalka ay u gashay in aysan jiri laheen naag xun
abdi yare
January 27, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkk yes alcarabiya walikiin haka jaajisina arimahan cml waan ku mahad san tihiin
Cumar qaybshe
January 27, 2013 at 9:11
Anigu waxaaani ku jclan karaa hadi ay ifasxdo jirkeda adinkuna kor maadnaan ku so xusin
nawaal
January 27, 2013 at 9:11
thnks alcarabiya thnks talo wanagsan wana ku dhaqmeyna
fahmo
January 27, 2013 at 9:11
kkkk alcarabiya dadaka qora walaahi nolosha jaceylka iyo qosyak wax badan ayay ka yaqanaan viva alcarabiya nolaada
wiil wareeray
January 27, 2013 at 9:11
maba jirto gabar sidaan ninkedau sameneysa oo u qabsan karta viva alcarabiya
abuu zalma
January 27, 2013 at 9:11
sax waaye ee hawenka qalbigeena sidaan ha u qabsadaan
umu zalma
January 27, 2013 at 9:11
asc mashallah alle hanaga dhigo kuwo ragoda ixtiram wanagsan siiya aamin yarabi wax walbo wanagsan ninkaga wuu farxad galina balse aqlaq darada ayaa ah tan ninka raga ah uu aad uga yaqyaqsado marka aqlaqda oo lawanajiyo waxey kaqeyb qadata nolosha wanagsan