Home » Arimaha Qoyska » Alle Gabdhaha Yurub Qaarkood Qiyaano Badnaa , Wiil Lacag Loogu Cunay Jaceyl Been Ah , Hadaad Calool Aadag Tahay Aqriso.

Alle Gabdhaha Yurub Qaarkood Qiyaano Badnaa , Wiil Lacag Loogu Cunay Jaceyl Been Ah , Hadaad Calool Aadag Tahay Aqriso.

sawirka gabarta oo wariyeehan SA na soo gaarsiyay balse alcarabiya ayaa edit ku sameyay

sawirka gabarta oo wariyeehan SA na soo gaarsiyay balse alcarabiya ayaa edit ku sameyay

Nolosha dunida ee sida garaan garta oo kala wareegata waxa ay maalin walba faa`ida iyo qasaaraba Dul taala aadanaha ilaahey dul keenay koonkan, masiiboyinka ama mashaqayooyinka qofba sida uu af soomaliga u yaqaan waxa ehel u noqda dadka Nasiibka daran ee had Iyo Jeer guul darooyinka sida garaadada oo Kale Loogu Taxo Garbahooda.

Hadaba Maxamed Rooble Yuusuf Waxa UU Ka Mid Yahay Dhalinyada Muruq Maalka ah ee ka Xamaalata Dalka Koofur afrika, Waxa uuna Bishii Mishaar ahaan u qaataa R2500 Lacagta Dalaka koofur Afrika una Dhiganta Ku Dhawaad Lacag Dhan 300 oo Doolarka Mareykanka ah, Waxana Lacagtaan Mushaar Ahaanta uu u Hela Ka Sokeeya Qataraha Badan oo uu Kala kulmo Goobtiisa Shaqada oo ah Dukaan ku Yala Meelaha Ka Baxsan Magaaloyinka oo Had Iyo Jeer Somalida koofur afrika kala Kulanto hujuum Dil iyo Dhacba isugu Jira.

HALKAAN KA SII AQRISO KANA DHAGEYSO WIILKA OO CALAACALAYA  EE JACEYLKA BEENYA LACAGTA LAGUU CUNAY .

 

W/Wareystay:- Maxamed Xuseen Yuusud ( Xaaji Tahriib)
xaajitahriib@hotmil.com
South Afrika

Share on Facebook

Comments

26 Responses to Alle Gabdhaha Yurub Qaarkood Qiyaano Badnaa , Wiil Lacag Loogu Cunay Jaceyl Been Ah , Hadaad Calool Aadag Tahay Aqriso.

  1. wn ku slmy pro m.roble sxb adunkan intad jogta wax walbo wad arkeysa sxb iska dulqado mar un ayadane sidan ka daran aya lagu sameyn dona shaqadadane sidedi usii wado aaqir ayada aya shabaq xun ku dhici donta pro

  2. Cadde Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    Sheeko hadad qosolrabtid
    sedex wiil aya waxay usocden bar ama kalabka sedex dooda magacuuduna waxa uu ahaa rabsho, naxariis, iyo aqlaaq kadib sedexdoda way kaladhumen naxaris aya wuxu yiri aqlaaqow saxibkaga rabsho radi markasa wuxu arkay bolis. Boliski wuxu weydistay caawin.wuxuuna kuyiri saxibkeyga ma`aragtay? Boliski wuxu yiri saxibka magaci. Wuxu ugu jawabay rabsho. Marlawad ayuu arkarigii yiri saxibka magaci. Wuxu ugujawabay rabsho boliski isaga ayu xeray

    markale ayan dhameystiri dona

  3. Liibaan Reply

    February 7, 2013 at 9:11

    K.k.k.k.k.k. Nawaal waa runtb reer s.afica qooq ayaa dilay naagaha codkooda ayeyba lacag ka ogolyihiin

  4. Liibaan Reply

    February 7, 2013 at 9:11

    K.k.k.k.k. Nin laga raayay waa la.rki jiray

  5. Cade Reply

    February 2, 2013 at 9:11

    Waxaan maqli jiray (WAX GID GIDI WAX HAKULA GADOOMAANE) wiilka ha loo naxariisto waxbaa la gadoomay. internetka waa leesku siraa amuu wiil kale oo yaqaano amuu sidaas ugalo oo gabar iaga dhigay mara lala hadlaayo u dhiibaa gar ama uu camrada. waa sida ay ila tahay.

  6. Saaqaluul Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    asc,, waa salaamantahay bahda alcarabiya,, horta waa mida koowaade wax ilaahay qorfay ka hadal ma leh,, balse waxaan la yaabanahy fududaydka intaas leeg oo uu wiilka dhalinyarada watay,, waxay ani ila tahay isagaa qayaano watay . kadibna isagay ku gadoontay waayo hadii uu daacad alle yahay xoolihiisa ma lumeen,waxaansu u malaynaa waxa qarinayay guurkiisa isagaa gabadha ku danaysan lahaa, waxaase la yaab leh sidee buu ku suuragalay ilayn xoolaha fudayd kuma soo geline inuu uu gabar uusan aqoon u lahayn uu oo uu internetka ka bartay inuu lacag isaga diro,, miyuusan reer ka dhalan,, dad u joogin wadankaasi,, xataa qabiil ahaan ay wadaagaan oo u wakiisahado inuu gabar guursanayana la socodsiiyo,, wiilka reerka uu ka soo jeedo ayay ahayd inuu lacagta u diro oo uu yiraahdo gabadhaas ha la ii doono inaan guursadaan rabaa,, waa maxay lacagta toos loogu diray gabadhaasi,, walaalow waa lacag allle kaa saaray ,, iska samar,, talo xumo iyo fudayd baa ku heshay.. waxaana dhalinta meelkastooy joogaan kula talin lahaa,, ha ka fiirsadeen ficilka ay falayaan,, jacayllkaan seef la boodka ha iska daayeen,, markasta wiil ama gabadh calaacalaya internet kama aqrin karnee,, waqtigu waa adagyahee guurkiina ka fiirsada,, horaa loo yiri,, WAXAAD TAQAANID GUURSO WAXAAD TAQAANID AAD DHASHIDE..Xadhiga ilaahay qabsada .. qof alle ku xiran raadsada,, wabilahi tawfiiq

  7. Asbaro Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkk warar cawo waa loo wabariistaa ninka ay ku dhacday qisana waxaa oran lahaa sorry sxb. Adaa qaldana oo aminaya nago tahriib ku galay yurub oo martay liibiyo iyo itali ku meel martay bahalka yaraa marka tasi silic aduun waba ka dashee maxaay ka naxee kow waxaa salamay gabelaha kufurta sudan kadib carabta libiya xadudaha u war diyeyo ayaa ka adegtay kadib itali midkoo somali ah ayaa labo hadal iskugu xiray oo dhahay na ku ganaya mesha rabto yurub ka dan garay marka xabadoo qalbiga dhagax noqday ayaa qoorta u gashay waxaay rag ka goyeenbay kaa gosay sori war haloo qaramo marax goal qaldan ayaa laga dhaliyee

  8. buubto Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    kkk sax waaye sida buur fuule sheegay,adigaa rabtay inaaad gaado gabadha kk iyadaaa ku gaaday,calaaa xaaaal QASAAAARO WAAA QABATAAA NINKI QAMAAAR DHEEELO.ayaaaan ku darsan lahaaa buur fuule WARAABIHI WASMADA DOONTAY EE LA SO WASAY.

  9. buurfuule Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    bro dhib ma laha waxaaad noqotay WARAABIHI WASMADA DOONTAYZ EE LA SO WASAY,marka bro caloosha xiro

  10. Iqra Mohamed Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Bismillah aniga waxan oran laha waa qalad aad u weyn qiyaanadana mafiicno maxa yeeley mar un bay ka soo bixidoontaa ama hadhawaato ama hadheerato waa un xoolo xaaran ah waxan idin dhihi la haa gabdhihina somaliyeed Alaah kacabsada maxa yeelay aqira ayaa danbeysa qofka bin aadam ka ha hadadan si daacad ah u rabin iska daa maxa u qiyaaneysa Subxaana laah ilaahey ka baqa

  11. Mustaf Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    From:mahad dheere wariyaha mustaqbalka dhow: marka hore waxan salaamay magaca alcarabiya xustay ee ah magaca maxamed rooble yuusuf oo ah ninka ladhacay haday sheekada laqoray infect ay tahay ee mala awaal webka uu qoray aanay ahayn waa fursad 2aad ee aan siinayo wiilka lasheegayo walaal aniga waxkaama rabo dan makuu tahay inaad waxaa talo lagaa siiyo sida aad lacagtaadii kuhesho hadii kale jaaw sxb hakudaayo caashaqa dani nimay hayso hadaad tahay soo wac telkan arintaada kama cusla kuwa aan xaliyay 0700184032/0712632621

  12. Ikraan Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maaha gabadha wey ku sugtay…!! Lolz

  13. Amino Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Pole bro usichali endlia kazi yako (utamu wa kazi ni pesa)insha allah mungu ana kuptia pesa mkononi

  14. AL WADAN 1 Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Asc wrt wbr salaan kadib wlh wan yabanahay waa marka 1aade waxaan la yaabanahay ninkan sida ay wax ka yihiin doqonsanaa waxa waraa maraxow sidee ku keentay qof aadan aqoon inaad aminto hadda ka waran bal dhibka ku heesta wlh QOOQ dhib waaye. Sxbow almeeno adoo xabad south african ah ku qabsado war alle hakuu fududeeyo tan kale dadkan maan gaabanaa yurub in lagu yimaado what do u have in yurb war fuck yurub maxaad ku heysaan aan qabow aheyn viva my black my dear africa

  15. C/kariin Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Asc all wilasha joga kofur afrika waxey ubahan yihiin gar gar dag dag ah oo loga bahan yahay hawenkena somaliyed wayo wa dad go doon abr naga la aned kujiro marka anigu waxan ugu baqaya gabdha in ey gar garan wilashasi kusugan wadankaaasi abaarta ba ani kuheyso

  16. Asha Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    adiga oo raba inaad qof qayaanto hadaa heshid mid kale oo adiga oo kale ah ka waran waa lis qiyaamayaa qofkey u gasho marka hore ayaa guuleysanaya don’t worry guys stop crying it is just 2,000 doolars
    sorry,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Asha Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Bismillah wax kale baaban moodeyey waxas waa iska caadi nimanka jooga koonfur Africa ayaagaba gabddhaha yurub ama America qayaaneeya ya ka qayaano badan in iyaga oo naag qaba ay yiraahdaan single baan ahay naag kale weligey ma arag ilmihiisa naagtiisa
    iney ku yimadaan yurub ama America kalya waxaas oo dhan u sameynayaa
    hada ninkaan waxaa uu bixiyey wax uu rabo ayaa ka badnaa
    marka ninba waa markiisa dabada dhuuqsada.kkkkkkkk

  18. Mustaf Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    From: long-man-or mahad dheere. C/o kenya specially Hagadere camp wariyaha mustaqbalka dhow. AFter that: kadib salaan bahda alcarabiya & bulshada kutaxan alcarabiya. Si gaar ah gabdhaha kala ah sida qoraalka kuqoran (Hana & muna) waan idin salaamay walaalayaal sidan kadheehday qoraalka naxariista leh oo aad uga tacsiynaysaan wiilka arinta kudhacday. So. Waxwalba waa dhacaan wixii kuhela kahadal maleh qadartuna waa qorantahay.waxaase layaab leh wiilka arinta kudhacday markaan aragtidayda faaloodo aflagaadaba hanoqoto waa nin caaq ah tan dhacday inkastoo ay aakhiradeeda gaftay hadana abaalkiisay marisay sababtoo ah wuxuusan hubin muxuu lacag uga baxshay naagta yurub kunool & tuugay wadataba sidee ku aa minay doqonow adiga kaligaa sidee kaanoqotay inaad arintaa madho lacagtaada raad raac xitaa malaha. Sidan hadaad samayn lahayd maanta lacagtaada waad heli lahayd.frist inaad marqaati uyeesho sida dad dalka kulajooga 2- sida gudoomiyaha jaaliyada halkaad kunooshahay nin sharciyaqaan ah oo ad latashato gabadha kudhacday magaca saxda ah ee bassaport keeda inaad heyso safaarada dalka ay joogto oo aad waydiiso qofkaa in xiriir idinka dhaxeeyo oo adna waydiiso magacay kuusheegtay inuu jiro markaa labay mid noqon lahayd magaca waa jiraa & majiro majiro magacaa hadii layiraaho waad karayn lahayd oo lacagta kaama baxdeen hadii lagu xaqiijiyo markaa kadib dad ehelkaa ah ee xaga jooga inaad isku xirto xitaa inaad raadiso gobolkay joogto jaaliyada ninka ka ah inaad barato kadib aad uga sheekayso ujeedka xiriirkiina malunteen lacagtaada sida laguu dhacday madhacdeen haday dhacdana kadaba tigid ayay lahaan lahayd lacagtaado oo xaga ayaa dacwad uga furmi lahayd qareen lacag la’aan ah ayaa safaaradu kusiin lahayd marka dhoorow waxan english kugu iri Sorry let us be waitting our chance don’t worry No man No cry hadaan kula kafto ma reer mataankii guryaheenii xamar qabsadaad ahayd taa waxan usooqaatay lacagta asalkeeda xalaal haday ahayd tan kumaqabsateen hadaad tolo rabto inaad waxaagii hesho illasoo xiriir sida wax udhaceen oo sax ah illa soogaar tellka waa 0700184032/0712632621 hadii dani kuhayso waxaan ahay aqoonyahan da’a yar deeq waxbarashana kahelay north-america hada mudo 2sano ah ayaan jaamacadu isiisay inaan si online ah ubarto wixi kadanbeeya waan bixi doonoa bishii 9aad ii socoto south africa mudo 5sano ayaan kunoolaa( thank’s alot) waxaan kuuraacinayaa allaah wuxuu quraanka kusheegay in haweenka dhagar wayn dushoodu ahaatay tan quraankana kuma cilmi yari- ina kaydan kuna cadiiman ayay ahayd aayada walow hada aan xasuusan suuraday kujidhay

  19. Hana Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Pole walah,way ka go.antahy gabdha maalka xalasha dhcdy ama ha uso dagdago ama haso daaho,akhiro ilawday maalin ay caruurto ciroole noqonayan

  20. Atore Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Dhibaato maleh wayo Dunida casharaheda aya badan Ee nasiibkisa markale

  21. karasaay Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    subxaan qoftan wa naag jaanis heshay wiilka somaliyed isagane wa wiil kunool wadan gabdho somaliyeed ay aad ugu yaryihiin aduunkan waa yoonba yoon naagtan insha allaah waxan rajaynaya naxaris darada ay sameysay badal dhakhso leh allaah inuu kawarabiyo wiilkana xoolihiisa samir kasiiyo

  22. laabsalaax Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    kkkkkk baahida waxaa na baday waa
    South africa oo an laga heleyn gabadh somali ah guur rabto maadama ay ku yar yihiin iyo hilibka doorada
    Mida kale gabdhaha yurub jooga ayaga qiyanada maxay ku doorteen ayagoo awalba uu mustaqbalkooda yaraaa

  23. Cali dhabaaye (kenya) Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Ninkas asaga doqon ah sababto ah aniga naag lacag ma siinayi illaa aan 2 cunug ka dhalo ama aan 2 sano raaxeesano xataa hal mar hadaan ku dhufto waa u qabaa? nin rag ah sidee naag u siri karta wa suaal????????

  24. Muna Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Nacas wlhay inanay meel gaynayn 2000 bariba waa laheli wll usamir alla tu kabadan ina soo galinaye samirka kaasho shaqadadi iyo hawlagani awoda saar

  25. nawaal Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    kaalay rer south africa qooq aya dilay mesha nago malaha , that way ay raggooda naagaha yurub ugu washen dhoofis rabaan

  26. Hanad Reply

    January 28, 2013 at 9:11

    Kkkkkk reer s/africa jcylka u nugulaa markasta wiilka ma arkiin miyaa sawirka qofta fool xumada badan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>