Home » Arimaha Qoyska » Ninkaada Maalmahaan Jaceylkiisa Sidii Hore Ma Ah Soomaa? Duqda Sidaan Sameey Hee.

Ninkaada Maalmahaan Jaceylkiisa Sidii Hore Ma Ah Soomaa? Duqda Sidaan Sameey Hee.

xishood1Shabakada alcarabiya.com ayaa gabaryaheey ku siineysa dhowr arin oo saldhig u ah in aad hesho xariir aad u wanaagsan ee habkaan raac.

1- Mid xod xodasho badan : waxaa la yiraahdaa haweenka aad ayay u jecel yihiin xod xodashada(shukaansiga) waxa aysan haweenka ogeyn in  ragana iyana jecel yihiin in haweeneyda ka maqlaa erayo xod xodasho oo aad u macaan .

 

2- Mar waliba taageer :  ahaaw mid mar waliba taageerta ninkeeda sida ay doonto taageerada ha ahaato xitaa  fikrad siin .

3- Baro qaab sameynta cunooyin kal duwan :  cuno meel waliba ayay taal waxa ayn raggajecel yihii cunada ay xaaskooda u sameyso ee ninkaada u sameeyso cunooyin uusan horay u cunin.

 
4- Mar waliba ahaaw mid qurxoon: soo xasuuso malamihii kualmada jaceylka qaadan jirteen qaabkii wax waliba o o mustaxiil  ah u sameyn jirtay sida aad u cajab giliso hadaba ahaaw qaabkaaas oo mar waliba muuqaal nooc ah ugu muuqo ninkaada.

 
Hadaba hababkaan fudud aad ayay ku caawinayaan saameynna waa ay ku leeyihiinn  xariirkaada ee gabaryaheey sameey hee .

 

Share on Facebook

Comments

16 Responses to Ninkaada Maalmahaan Jaceylkiisa Sidii Hore Ma Ah Soomaa? Duqda Sidaan Sameey Hee.

  1. Matagersani malin waliba wanag le malagu jiri kara malmo iska hor imad aya fcn

  2. Caasho cuud Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Alcarabiya noolaw intas iyo inkabadanba wanku dadaali doonaa insha alah

  3. Jamal Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Lakin naagtan sawirkeda waxaa ka muuqata in ay daashay kala daadatay surweel jenes ah ayee jir keeda ku aruurisay tan oo kale surweelka marki ay iska bixiso tixsi nool nool baa ka soo baxa furdug furdug ka soo dhaha

  4. Khalid Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Kkkk, Quruxda sariirtana kudar gabaryahay, Cunto macaan, jir lasoo qurxiyey, sariir laqurxiyey, hadal macaan, raaxo macaan intaas oo isla socoto ayaa loo bahanyahy, laakiin cunto macaan oo sariir macaan wadan xagee lagayn kkkk

  5. Sacid Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Waaaw

  6. Hana Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Best talo wa ku dhaqmi doona.tnx qore

  7. Daahir malaba Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Nabada iyo jaceylka wa ay wada socdan ee nabada aan taageerno

  8. jaceyl waashay Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    ragga cuni qatar ah halgu hubsado viva alcarabiya

  9. nasra jecel Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    wooooow thnks alcarabiya dhaman tiina

  10. Hanad Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Masha allah alcarabiya lkn aniga waanka duganahay ragga jcl waxas oo waxaan jeclahay saxiibtey marka an soogalo hooyga ayadane sheeko macaan heyso hadii ay soo is taagto si rer magalnimo ah abaarto dhanka iyo sariirta hee kkk dabadeedna sheeko ka maac tii hoore eynu dhax marto ayada iyo aniga aloow maxeey taasi qaaday mudnan nin siyo xaaskiisa ninkii intaas kaahelo ogoow baahi naag iyo mid raashinba waa ay dayen

  11. Cadde Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Mashalah awey gabdhihi laga heli lahaa taa wey ficnan laheed inan helno

  12. ramla Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    kkkk sax waye ninka calooshisa ku caqli yahay wa in cuno macan lo sameeya kkk viva alcarabiya

  13. Ikraan Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Msha allaah waanba ka helay ani thnx

  14. Oh man Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Hi yep thanks allot of time
    nasricade_83@nimbaz

  15. ruuney Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    alcarabiya thnks wa talo muhiimsan

  16. Samir nasri Reply

    January 29, 2013 at 9:11

    Kk kk kk waa layaab si fudud ayaa ugu badali kartaa dawecada cusub uu kula yimid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>