Home » Arimaha Qoyska » Hadii Arimahaan Aad Isku Aragtaan Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa.

Hadii Arimahaan Aad Isku Aragtaan Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa.

jaceylXariirka qoys ee ku dhisan kalgaceylka iyo naxariista waa riyo qoys waliba uu ku taamayo hadadba hadaad xariirkaada qoyska ku argto afartaan arin ogoow bur bur ayaa kugu soo socda.

Khilaafaadka Badan : in ay dhacaan khilaafaad iyo mushkilado waa iska arimo dabeeci ah balse hadii ay noqdaan wax joogto ah oo qeyb ka ah noloshiina oo sabab la`aan aad isku khilaafeysaan oo midkiina midka kale uu ka sugayo eray kicin kara mushkilad taasi lama dhihi karo waa middii caadiga aheyd ee waa  calaamad muujineysa khatar ku soo wajahn xariirkiina qoys ee u sitaaga sidii aad uga hor tagi laheydeen.

2- In uusan jirin rabitaan dhanka sariirta ah: kulanka macaan waa mid ka mid ah tiirarka ugu waa weyn ee qoyska iyo jiritaanka jaceyl ee ka dhaxeeya labada lamaane , xariirka sariirta  waa mid farxada siiya labada lamaane .

Hadaba hadii sabab la`aan looga caago iyana waa calaamad muujineysa khtar albaabka idin soo garaaceysa ee wada hadal l toos ah yeesha oo ka xaajooda waxa arintaan keenaya .

3- Wadahadalkii oo daaqada ka baxa : wadahadalka iyo xariirka ha ahaado hadal ama eegmada kalgaceylka xanbaarsan ama erayada macaan ee xod-xodashada ah waa as-aaska labada lamaane ,waa dhici kartaa marar murago iyo dhibaatooyinka nolosha keenayaan in wadahadlkii yaraado .

Midda ugu daran waxa ay tahay in labada lamaane laga waayo dhamaan noocyadii xariirka oo midba gooni u go`o tanna gambaleelka halista ayay soo garaaceysa ee dib isugu laabta.

4- In shaki Yimaado: as-aaska tiirarka qoyska waxa uu yahay kalsooni labada dhinac is weydaarsadaan taasina farxadda qoyska ayay ka qeyb qaadneysa hadaba calaamadaha kala shakiga hadii ay soo baxaan Virus cusub ayaa soo galay gurigiina ee Anti Virus u adeegsada oo kalsoonida hala soo celiyo.

Waa Muhiim Fikirkaada Ku Aadan Mowduucaan , Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska .

 

Share on Facebook

Comments

8 Responses to Hadii Arimahaan Aad Isku Aragtaan Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa.

  1. Muhanad Reply

    February 2, 2013 at 9:11

    Maa shaa allaah alcarabiya talooyinkina dhapti waa kuwo zaid muhim ugu ah lamaanaha ama kuwa is baba thnkz si wada al carabiya taloyinkina umada somaliyed inta idinku xiran muhim ayey u thy sida aniga

  2. ILYAAS Reply

    January 31, 2013 at 9:11

    ASC. WALIGEY RUUFIYAANIMO INTAAN OO KALE AH MA”ARKIN. WEBSITEKA ALLCARABIYA WAXA KA SHAQEEYA MEYEYSAN XISHOOD AQOONIN MAALIN KASTA WAXA AY KA SHEEKEEYAAN WAX AAN MICNO LAHEYN IYO SIDA LA’ ISKU FUULO WAR XISHOODA OO DIINTA XUSHMEEYA GABDHAHA MEESHA AAD SAWIRADOODA SOO GALINAYSAANA KA DAAYA WAXAA LAG YAABAA IN NIN MARWADIISA TAHAY AMA WALAASHII TAHAY INTAAS WAA IGA WAANO

  3. Hana Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Wa talo fcn o la xasuusto u baahan labadi isla nool.tnx qore

  4. Cadde Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Mashalah wa talo wanagsan awey gabdhihi laga heli laha iyo dhalin yaradi mida dhaheyso nin iso radi nin la.an ma jirte benta joji

  5. to naago dile Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    rer badiye goorma ayad heleysa marka nolosha macanka

  6. ahmhed naago dile Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    aniga maba sugo illaa khtarta ay timaaod marka ay buuq igu bilaaqwdo dabada ayaan laad ka sii giliyaaaaaa

  7. raaliyo Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    waa run arintaan hadii laga fogaado farxad ayaya taal lkn aniga weli ma guursan alcarabiya nin fiican ii oo raadiya wax fahmaya

  8. fahmo Reply

    January 30, 2013 at 9:11

    Yaa salaam alcarabiya walaahi wa atalo muhiim thnks

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>