Qaladaadka ugu daran ee qolka jiifka ka dhaca ayaa ah in haweeneyda qariso dareemaheeda dhanka ciyaarta sariirta iyo waliba soo jeedin la `aanta ee hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa qaladadka ugu daran .
Qarinta Dareemaha : waxaa ugu horeeya dareemaha Jaceyl , jaceylka ay haweeneyda ninkeeda ay u muujin weyso maaintii sababo la xariira caruurta , mashquulo kale oo jira hadaba qolka jiifka waxa uu yahay meesha ugu wanaagsan ee ay banaanka ku soo dhigi karto waxa uuna gacan ka geysanayaa in la helo ciyaarta sariirta midda ugu macaan .
Qarinta baahiyaha : haween badan aya qariya rabitaankooda galmo waana ay dhibsanayaan in ay banaanka soo dhigaan waxa ayna taasi u daayaan ninka kaliya , iyadoo ay iloobeen in iyana xaq ku tahay in sida ninka ugu soo bandhigayo in uu doonayo in uu juciyo in iyada ugu bandhigto in ay dooneyso in la garbaasho , ogoow in aad ninkaada ka dalbato ciyaarta in ay farxad gilineyso ayna gacan ka geeysaneyso in uu ku dhan-dahnsiiyo macaan aad la dhareerto.
Qarinta Raaxada: haweenka qaar ayaa qariya dareemidda macaanka raaxada qaarkood xishood ayay ka tahay qaarna cabsi ee gabaryaheey ogoow ninka oo dareemo in aad macaansaneyso waxa ay taasi sii siineysa awood iyo kalsooni ah in uu ku dharjiyay oo uu ku qanciyay ee ha qarin macaanka raaxada .
Qariinta Dhib Jira : hadii dhib aad ka dareemeyso ciyaarta ha is caburin u sheeg si loo xaliyo waxa ku dhibaya ee hadii uu yahay xanuun , Tusaale (haweeneyda oo dhibsaneysa culeyska xoogan ee ninka ) ee gabaryaheey ciyaar la dhibsanay raaxo ma laha ogoow.
Qarinta Hindisaha : haweeneyda waxa ay rabi kartaa in ninkeeda uu ka dhunkado dhagta gadaasheeda taasi oo ay raaxo ka heleyso marka haka xishoon in aad hindise u soo jeediso oo ku aadan sida aad raaxada waalida aad ku heleyso .
Xaq ayaad u leedahay in ninkaada ka dalbato qaabka aad jecashahy ee raaxada aad ku heleyso waxii aan hareer marsaneen diinta ee ninkaada haka xishon ka dalbo nooca raaxada aad rabto.
Qarnta Kacsiga : haweenka qaarkood ayaa ka xishooda in ay ka hadlaan raaxo horay ninkeeda u dhex martay oo ay ka heshay raaxo macaan , ee hadii ay jirto hab gaar ah oo xasuus kacsi kugu reebtay haka xishoon oo dheh Oday magaale habkii raaxo ee habeen hore iigu raaxeey tanina kalgaceylka ayay sii xoojineysa kasoonina waa siineysa ninkaada.
Waa Muhiim Fikirkaada Ku Aadan Mowduucaan Hana Ahaado Fikirkaada Mid La Xariira Mooduucaan kaliya , Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska.
.
Share on Facebook
k9naan
April 27, 2013 at 9:11
Waraada waxan kacsi laga qadaa hada ogaada wixi dhaco@siigo idinka masuliyadeda qaadaayo kkkk
Yahye nuur abdi
February 9, 2013 at 9:11
Ani waxan donaya hal su’aal in la iga jahil bixiyo tasi o ku socota malulka alcarabiya hadan marwadey tahay mid mcnka sarirta ka darenta in kintirka laga dhuqo tasi maxey ka qabta diintenu fdn j.w.b ayan idinka sugaya sida saxda ah thks
hanad naaxiye
February 9, 2013 at 9:11
haah dumarku waa inay ninkooda marku sifiican ugu raaxeyo mahad iyo bilad sharaf iyo isugu daran kor iyo hoosna ka shumiyaan ragana waxaan kula dar daarmaya sidoo kale dumarka sidoo kale markat sifiican idinkugu raaxeyan mahad naq iyo faraanti dahaba isugu dara
Mahad haashi
February 9, 2013 at 9:11
Hadii anka hadlo fikirkaga ku adan raxada sarirta waxa ku shuqule haweenka mana ahan inay xisioto
Raaxojecel
February 8, 2013 at 9:11
K.k.kk.k. Wale kuma shegin
Magaceygu waa yaasĂin sh/
February 7, 2013 at 9:11
Alcarabiya waligey wan idin tagersanay lkn manta maya maya maya wayo dumarka weykadaren badan yihiin raga weyna kaxishot badan yihiin taa ayaa sahasho in uu guriga guurka siijiro Ninka 2 habin kadib halmar ayow ubahan yahay lkn Nagta 2 habiin boqol mar ayey ubahantahay marka markasto hadey dhahdo soobodbow oo Ninkane ow awodin taa marka kalatag ayey keenee lnk Nagta hadey Ninka darenkisa sugto isne markow kodlado hadow somaxdo sidaa ayaa ani ila habon guurkane ku siijiri karaaaaa
Muhammad kheir
February 7, 2013 at 9:11
wan kahelay runti wana arin xaq ah in lasheego waayo dadka qaar ayaa jahil ka ah waxan sida anigoo kale
Istahil
February 7, 2013 at 9:11
Kkkkk waa fikir wanagsan alcarabiya wad mahadsantiin howga raxada thanx
c.raxmaan cumar cagabaruur
February 4, 2013 at 9:11
waaa muhiim inaad noo sheegtaan waxaan jaahil kanahay inta badan raga iyo dumarka galmada ka hor ma raaxeystaan shaqada ayay hore ka bilaabayaan mahadsanidiin alcarabiya
Udayga
February 3, 2013 at 9:11
Adoon yado anaan gaarin aad ka hadley saan xar faneey
C.fatax samir nasri
February 2, 2013 at 9:11
Dhaman waxan salmaya aqyarta la socoto dhaq dhaqa websit albarabiya after sxb yal waxan idinka codsanaya hada tihin kaabo yasha alcrbya in ad ila so xiririsan gawadh raxo iyo darenjogto o farxad galinaya rabto thanks alot af time alcarabiya user addres samir-nasri42 or tell: waxad ka helaysan cwnka ama nasricade_83 by
Mohamed
February 1, 2013 at 9:11
Good comments alcarabiya
QanciYE
February 1, 2013 at 9:11
Alc. Aad aya umahadsantihn aniga xaaskayga wangaranaya sidey raaxada urabto wan ukala bad badala wexe jeceshahay inan dhinac walbo ubad badalo mana iga xishooto wey ishegta side ugu jeceshahay galmada qaabka ay ugu raaxesato
Cadde
February 1, 2013 at 9:11
Mashalah wa talo fican awey gabdhihi laga heli lahaa mahadsanidin al carabiya
awees maxamad mouse
January 31, 2013 at 9:11
Aad baaad umahadsantihiiiiiin al carats
Abdifatah villa
January 31, 2013 at 9:11
Wa sax ineysan gabdhaha xishon o ay ka hadlan habka ey raaxda ku helayan Thanks alc
Maxamed cade
January 31, 2013 at 9:11
Wadku mahad san tihin lkn hadi anjec lahay ina ugu raxeyo forar iyaduna neceb tahay. Maxa tala ah
Amiin xiis
January 31, 2013 at 9:11
Tnks
Amiin xiis
January 31, 2013 at 9:11
Waad ku mahadsantahiin gabdhaha figradaa usheegteen
deeqo uk
January 31, 2013 at 9:11
kkk saacad ayan qoslayay alcarabiya jini , ka deeqa ahaan xabadkoo iso xawila sida raxada uga shegeyneysaan gacan ayaan idinkaga taagay thnks alot alcarabiya
QanciYE
February 1, 2013 at 9:11
Deeqo xaas matahay adigu
geedi shaamboow
January 31, 2013 at 9:11
kkkk funy wa run hala sameeyo hee gabdho
ruuney
January 31, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkk waa runtiina alcarabiya gacan aayan idin taagay, waan ku dhaqmeen taladaan aadka u wanagan