Home » Entertainment » Sharukh Khan Iyo Katrina Keif Oo Baashaal Macaan Wada Qaadanaya Maalinta Jaceylka Aduunka, Oman Ayay Joogaan

Sharukh Khan Iyo Katrina Keif Oo Baashaal Macaan Wada Qaadanaya Maalinta Jaceylka Aduunka, Oman Ayay Joogaan

Katrina-Kaif-and-Shahrukh-KhanMaalinta jaceylka adduunka ee Valentine Day Shahruh Khan iyo Katrina Kaif ayaa waxa ay kuqaadan doonaan si wadajir ah magaalada Masqad ee dalkaasi Cumaan iyaga oo kadhigi doona show tanina waa markii ugu horeysay ee noloshooda oo ay xaflad show ah ku dhigaan dibadda.

Waxa ay ku qaban doonaan 13February caasimadda Masqad waxaa sidoo kale ka qeyb qaadan doono aktarada Preity Zinta iyo atooraha Pakistanka ee heeso Ali Zafar.

Sharukh Khan iyo Katrina oo ah lamaanayaasha daawashada ugu wanaagsan marka la eego shaashada waxa ayna noqdeen kuwa kaliya ee laga hadal hayo tan iyo markii ay soo dhigeen filinkii Jab Tak Hai Jaan.

Xiishaha gaar ahaaneed ee wada socodka Sharukh iyo Katrina ayaa waxa uu yahay in ay atariishadan ay tahay saaxiibadii hore aktarka Salmaan Khan.

Labada Atoore ayaa ahaan jiray saaxiibo is kuwanaasan oo filmaanta isla soo dhiga hada waa jilayaasha Bollywood cadowtinimada ugu balaaran dhextaalo, Salmaan Khan ayaa dhankiisa waxa uu soo bandhigay isku dhawaanshaha isaga iyo Priyanka Chopra oo saaxiib fiican la ah Sharukh.

Sikastaba ha ahaatee waxaa si weyn loowada sugayaa bandhiga Sharukh Khan iyo Katrina Keif oo ay maalinta jaceylka adduunka kudhigi doonaan magaalada Masqad ee xarunta dalka Cumaan.

Share on Facebook

Comments

12 Responses to Sharukh Khan Iyo Katrina Keif Oo Baashaal Macaan Wada Qaadanaya Maalinta Jaceylka Aduunka, Oman Ayay Joogaan

  1. Jecel maxa ladhaha raxada wax ka sheg

  2. Raaxojecel+4 Reply

    February 13, 2013 at 9:11

    Jecel maxa ladhaha raxada wax ka sheg raxada

  3. sheeyb cade Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Hhhhhhhh wan soo dhaweyna jaceelka

  4. C.qani Reply

    February 6, 2013 at 9:11

    Ad ayan ugu farax sanahay inan kamid noqdo asxabta alcarabiya

  5. Salma xubi Reply

    February 2, 2013 at 9:11

    Waaaaaaaaw caadi maahan sharukhan and katrina keif kkkk

  6. Ifkanur Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    Wow caadi ma aha bal aynu aragno

  7. Xasan Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    Nin aad u nasiib badan baa katarina gus galiya hadana ku biyo baxa

  8. somali model Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    in ay baashaal rabaan labada jilaaa viva

  9. katrina kaif Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    srk aabaha romantic ah waaye aad ayaan uga helaaaaa aktarkaaan

  10. moha mahamud qardawi Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    Sharukhan run ahanti wa atore wax kayaqan jcylka

  11. sharukhan Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    wuu raaxaysanayaa maalinta jacaylka aduunka waayo wuxu dalxiis laqaadanayaa gacalisadiisa katrina keif

  12. sharukhan Reply

    February 1, 2013 at 9:11

    sharukhan waa aabaha sameeya jacaylka iyo sida loo soo jiito gabdhaha alle kumanaystay quruxda aduunka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>