Wiilasha Macalin Wenger ayaa ka badan waayay in halkoo gool ay kaga baxsadaan kooxda Stoke,Arsenal ayaa ciyaar wiji cusub kala kulantay kooxda Stoke leysmana dhaheyn Xidigaha Arsenal waa ay ka baxsan doonaan maadaama qeybta hore ay ku dhamaatay 0-0.
Laakiin Ninka kacsan beryahan ee Lukas Podolski ayaa daqiiqadii 78 aad Shabaqa Stoke ku dharbaaxay goolka guusha oo ka dhigtay 1-0 iney ku adkaadaan.
Arsenal ayaa ku jirta kaalinta Lixaad waxaana ay leedahay 41 dhicood hal dhibcood ayayna u jirsatay Everton oo bar bar dhac gashay.
Share on Facebook