Home » Cayaaraha » Chelsea Oo Wadnaha La Is Daajiyay , Moussa Ayaa Is Baray

Chelsea Oo Wadnaha La Is Daajiyay , Moussa Ayaa Is Baray

SITababaraha Newcastle United ayaa caawa Caalamka u soo bandhigay Weeraryahan kasii fiican kii ay Chelsea ka iibiyeen ee Demba Ba waana Moussa Sissoko oo Chelsea ka badiyay.

Moussa Sissoko ayaa ducadiisa bilowga Ciyaarta laga aqbalay waxaana uu hal kulan gudahiisa uu ku noqday Nin caanka ah Premier league.

Newcasle United ayaa Chelsea ku garaacday 3-2 iyadoo goolka guusha uu dhaliyay Wiilka wacdarada dhigay ee Moussa Sissoko daqiiqadii 90 aad.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>