Home » Cayaaraha » Fabricio Coloccini Oo Macaanka Ka Tagista Newcastle Dhan-dhansiiyay Dema Ba , Daawo Sawirada

Fabricio Coloccini Oo Macaanka Ka Tagista Newcastle Dhan-dhansiiyay Dema Ba , Daawo Sawirada

34Demba Ba ayaa Goordhow laga saaray garoonka kulanka adag ee kooxdiisa Chelsea ay la ciyaarayso kooxdiisii hore ee Newcastle United kadib Markii Lug Sanka ilaa iyo Wajiga looga dhuftay.

Benitez ayaa garoonka ku soo bilaabay Demba Ba si uu gool ugu dhaliyo kooxdiisii hore hasa ahaatee waa lagu kala baxay qeybta hore ee ciyaarta ayaana garoonka laga saaray.

Fabricio Coloccini ayaa kubad Demba Ba uu isu diyaarinayay uu lugta geliyay kadibna Ninka odayga waa xamilio waayay inuu garoonka uu ku soo jiro,waxaana la ogeyn in dabin loo dhigay uu ahaa iyo in kale.

34 54Cid u jixin jixdayna majirin dhibta soo gaaray,sokeeyihiisa xiligii Newcastle Xitaa Naceeb ayey u muujinayeen waxaana lagu badalay Torres.

Newcastle United ayaa qeybta hore ku hogaaminaysa hal gool iyaga ayaan gacan sareeya Ciyaarta.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>