Xidiga bollywood Salman Khan ayaa wajahaya eedeymo dil kas ah taas oo ka dambeysay dhacdadii sanadkii 2002-da ka dib markii Salman Khan uu gaarigiisa uu jiirsiiyay baqaar ku yiilay mumbai taas oo uu ku dhintay hal qof halka afar kalana ay ku dhaawacmeen.
Salman Khan hadii eedeymahaas loo soo jeedinayo lagu helo waxa uu muteysanayaa xabsi gaaraay 11-sano sida sharciga Hindia yahay .
Qaab damiin ah ayuu ku joogay Salman Khan banaanka iyadoo eedeymaha loo haysto ay ku jiraan ka gaabin dhanka mas`uuliyada taas oo ciqaabteeda ay agareyso laba sano .
Aktarkaan caanka ah waxaa kale oo sandkii 2006-da lagu xukumay 5-sano oo xarig ah sababo la xariira iyadoo uu baacsaday oo uu dilay giri nooca halista ugu jira in dalkaas Hindia ka dabar go`o balse damiin ayaa lagu soo daayay sedex sano ka dib oo uu xabsiga uu ku jiray .
Share on Facebook
samatar caduur daahir
March 16, 2013 at 9:11
salmaan khan soomaaliya oodhan waa uu ka fiicanyahay
soomaaliya waa qudhun
Abdikarim
February 12, 2013 at 9:11
Wili lama hukamin miya ila hada wax war ah kama heyno
:-*yääsíin:-C:B-)
February 10, 2013 at 9:11
Anaka waxan ognahay oo aan lasoconaa salmaan khaan in uu kasojedo qoos muslim ah xajkane tajgyay marka iska.ilaliya Nin muslim ah lamagaleyo dhibkisane lagumafarxo
Abdikarim
February 9, 2013 at 9:11
Saxibiyal qof lacag leh id hireyso malahan anigu waxan rabey in la hiro wayo waxan tagyera srk wuna dhibey
Nin aad u neceb alshabab
February 6, 2013 at 9:11
Nin hindi ah maxaa lagu falaa hadii uu dhinto iyo hadii uu noolyahay wallahi aniga noloshooda ma jecli waa eey bakhtiyay oo kale
ikraan
February 6, 2013 at 9:11
sory waa aktarka antagero wan nin muslin ah mark insha alha wuw ka bad bad
Karaaji xaaji
February 5, 2013 at 9:11
Salmaan khaan waa nin muslim dhab ah waxaana urajeynayaa in xabsi gelin
Hamzikh
February 4, 2013 at 9:11
Waa War been ah
c.raxmaan cumar cagabaruur
February 4, 2013 at 9:11
waa macquul inu qalo xabsi waayo actadan maka taxadaraan bulshada
afraxahmed
February 4, 2013 at 9:11
waa aktarka ankahelo sorry salmaan
keiysh muse
February 3, 2013 at 9:11
waa been surtagal maha muslim madamu yahay ayaa lagu qaasbaya
Maluka Male
February 3, 2013 at 9:11
waa niin muslim ah lkn khaladna masameyn ee wa lagu qaasbaya
Saaraaye xamarweyne
February 3, 2013 at 9:11
War kan cimrigiisa xabsiga haku dhameesto xaaji kulahaa ninka hindiga ah 95 diimood buu aaminsanyahay
geedi
February 3, 2013 at 9:11
war kaas isga ma ah xajka tagay hurdada ka kac duqa kk
garaad yusuf
February 3, 2013 at 9:11
asc waxay ila tahay salman khaan waxaa lagu xusuustaa isagoo xajka sookeenay hooyadiis oo ay soo wada xajiyeen waana nin muslim ah laakiin filimada sameeyo oo hindi ah waxaa uu kasoo jee daa qoyska reer khaan ee caanka ku ah aflaanta hindiga kubaxdo
Doob khalan jadisi gafay
February 3, 2013 at 9:11
Waa akter aan tagero sory salman