Sheekada ugu Weyn ee England taala ayaa ah Saakay Markii Tababaraha Manchester City Mancini uu sheegay in Labada habeen ee Real Madrid iyo kooxda cadowga ay isku yihiin ee Man United ciyaarayaan uu taageero Weyn oo u sacabtuma United uu noqon doono.
Warkaas ayaa waxaa uu ka yaabiyay Taageerayaasha kooxda City oo markii horaba ka soo horjeeday Mancini inuu buun buuniyo Van Persie hadana waxaa sii gali doona in Ninkan uu jecelyahay United hayeshee Arinbaa ku dhalisay Mancini inuu u rajeeyay Man United inay garaacdo Real Madrid.
Hadaba taas ayaa ah,Mancini ayaa u arko kasii ciyaaritaanka Man United Champions league in kooxdiisa Fursad fiican ay u tahay ayna jiidan karaan horyaalka Premier league markale.
Kooxdayda Faa’ido ayay u tahay in United ay kasii ciyaarto Champions league maxaa yeelay ayuu yiri waxaa ay xooga saaraysaa koobka horyaalkana Muhiimad uma lahaan doono Sidaas tababaraha City ayaa qeexay.
“Aniga Mancini ah marabo in United ay soo harto ileyn waxaa ay xooga saaraysaa Horyaalka taasna inooma wanaagsana’Mancini ayaa carabka la helay.
Balse Mancini ayaa gadaal waxaa uu ka yiri waa ay adagtahay In laga badiyo Real Madrid iyo Barcelona oo kale,waxaan u maleeyaa ayuu yiri iney ku adkaato United guul ay ka gaarto Real Madrid.
Share on Facebook
C.fatax samir nasri
February 3, 2013 at 9:11
Tawa baraha we ka fokotay
Wadaad yare
February 3, 2013 at 9:11
Aniga ma jecli ciyaarah mana jecli wixii ka sheekeeya ciyaar ha ahaato tan sariirta oo kaliya
Siyaad
February 3, 2013 at 9:11
Mancini waxbo mahaayo united waxeeda weey cadyihiin koox lacag lagu dhisay maahan waa koox dabiici ah, mida kale real hadeey naga rayso dhib maleh waa tiim caan ah not like city