Alcarabiya ayaa kuusoo gudbineyso sirahan lagama maarmaanka kuu ah , waxa ay kaa caawineysaa in aad wax badan kafahamto oo aad si aad ah ugu dhawaato xabadkaada /gacaliyahaaga .aalaabaa raggu waxa ay leeyihiin layaaab tiro badan .
Marwaliba kadhig gacaliyahaaga mid qanacsan jir ahaantiisa iyo waxkasta uu kaaga baahan yahay ; ogaw dhiiro gelin la’aantu waa farxad la’aan kadhig had iyo jeer mid qaato dhiiro gelintaada .
Tusi sida aad u taageersan tahay saaxiibadiisa hortiis difaacayana markasto oo ay macquulgal tahay ,waxa ayna tani kadhigeysaa ninka mid aad kuugu qanacsan oo kaa dareema wadnihiisa.
Kadhig ninkaaga mid aan ka walbahaarin korkiisa sida isaga oo aad u dheer ama bidaar weyn leh ,u sheeg in aad ka hesho soojiidashadiisa ood ku jeceshahay qaab walbo oo uu u muuqdo ,aad ayuu kuusii jeclaanayaan.
Ha ka aqbalin in uu kugu qasbo sida galmo aadan raali ka ahayn in aad u sameysid , marka haka cabsan in aad wax katiraahdo rabitaankiisa,tani waxa ay tusinaysaa sida aad wax u rabto in aadan kal xishoon .
Ninku waxa uu kufaani karo waa xaaskiisa oo kaliya iyada ayaa u horseeda horumar kasto oo uu ku tilaabsado hadaba noqo mid gacaliyaheeda kufaano waxa uuna ahaanayaa halka aad istaajisay heerkiisa.
Share on Facebook
u Raaxayso
February 6, 2013 at 9:11
Waaaaw waa qormo khatara, ani ninkayga hawsha marki lagu guda jiro waan ku qanca lakin iima raaxeyo sidan aniguba ugu raxeyo istiimin mayaqan ana uma shegan karo baahidayda marmar darenkuba wuu iga tagaa marku san rabo iisuubin waayo ee alcarabiya iyo asxabta ku taxan talo isiiya si aan raaxada adunka udhadhamiyo mida kale isaga inu kor iga maro kaliyu yaqana ana culayskisan karhay macankaba xogisa idhafiya ee habab kale oo dhib yar ishega
manyare
February 5, 2013 at 9:11
al carabiya
manyare
February 5, 2013 at 9:11
al carabiya salan dhan iyadan siyey markahore wad mahad santihen bahda al carabiya al hoakbar
Mustaf
February 4, 2013 at 9:11
Deg-deg-wariyaha mustaqbalka dhow. Mahad-dheere. Long-man-styl) maah-maah hore ayaa ahayd qof hadaad kamaqnaan jirta hadaad kusoonoqoto waa isla kii. Hablaha soomaaliyeed anoo xushmaynaya badiba ayan xumayn balse waxay ka habsaameen xaga xushmada dhinaca raga lamaanahooda xitaa waxan oran karaa xitaa dhanka haasaawaha. Marka taa waxan oran karaa Xubinta qaaliga ah ee bahalada laga adeejiyay inay cunaan taa waa kamid waxa sababta u ah in xurma darida in mar uun laga helo naxariis. Xubinta sida fircooniga ah loojaro waa isku xiraha lamaanaha. Ama hawl dardar galiyaha hasaawaha laga miro dhaliyo. Mida kale abuur allena waa halkeedii. Tijaaba ahaan waxaad xiriir lasamaysa laba qof oo dumar ah oo midi ajnabi tahay miduna gabar soomaaliyeed inta aad lataagan tahay waxaad ogaanaysaa farqiga udhaxeeya labada qof forexample: anoon gabdha soomaaliyeed meel kaga dhacayn meela badana an oran karo inay ku amaanan yihiin balse taa waa mid qalbiga aan kuhayo qoraala laguma sookoobi karo. Hadaan is bar bar dhiga an xusay aan qaadaa dhigo gabdha soomaalida waa looga horeeya tan ajnabiga ah dareen keeda waxa uu dareemayaa in qof ulataaganyahay dhankastaba uu diyaar uyahay heerka qofka uu kalahadlayo sida mar qof raga uu lataagan yahay runtii si kasta wax hakala dhaxeeyo hab mustaqbal & habkaleba sida shaqo inay kaladhaxeyso dhanwalbaba waxaana taa keenaya xubinta qaaliga ah ee an dhaawacu gaarin kuwayagana kamaqan ayaan oran karaa diin ahaan maaha inay qoftaa laga eego maxaa yeelay ajnabi markan leeyahay maahan qofka masiixiga ah ee waxa badan ajnabi muslin ah kalmada ajnabi waa wixii kabaxsan dadkeena soomaaliga ah war & dhamaantii gunta hadalka wuxuu yahay hablaha soomaalida ah habdhaqanka inta leh waa tiro aad uyar hadii lahelayo nomber intaa kabadan waa ay fiicnaan lahayd waayo diin islaami ah haysta waa kaqaalisan yahay qofka kale balse kuwa kalena diinta waa ogoshahay maruun haduu diin aaminsanyahay.isku soo duub aniga ahaan waxan fekerkayga uga hadlayaa inaan ahay nin da’a yar dhawaana filaya inuu kubiiro qurba joogta soomaaliyeed waxan xooga saarayaa inaan gabar cadaan ah nolosha hore laqaato calafse halkiisa hadaan helo gabar soomaaliyeed intaan sheegay ee dumarkeena kaqadeen ajnabi tilaab uma qaadeen balse kaalinta 2aab ayay iigu jiraan taa mahil maamayo(Auth-long-man)
AW DHEERE
February 4, 2013 at 9:11
MARKA UGU HORAYSO SALAAN MACAAN IGA GUDOOMA bAHWAYNTA AL ARABIA WAANA IDINKA MAHAD CELINAYNAA SHAAQADA WAYN OO AAD UHAAYSAAN BULSHADA SOOMAALIYEED OO KUSAABSAN ARIMAHA QOYSKA . WAXAAN RABAA IN AAD JAWAAB IGA SIISAA ARINTAN .MAXAA DDAWO UAH RAGA DHAQSIDA UBIYOBASO ISAGOO SIFIICAN UNIIKIINMAR ALLAALE MARKA UUDHAXDHIGO BIYAHA AYAAKA SOODAATO .WAXAAN IDINKA CODSANAA JAWWAB DEG DEG AH INAAD KASOO BIXISAAN, THANKS.
C.fatax samir nasri
February 3, 2013 at 9:11
Thanks web alcrbya lkn waxa ka horeso malahela gawar dulqadkaso kale leh guulow iiga barya mid xural cayn lamodo user addrs nimbuz nasricade_83 or samir-nasri42