Marka aad aragto kushiin kasto waxaa aadan marnaba ka wey neynin waa yaanyadada balse ma ogtahay faa’iidooyinka ay leedahay mise waad cuntaa oo kaliya?
Hadaba waxa ay leedahay faa’iido gaar ahaaneed u leedahay jirkaaga marwaliba waxa aad sameysataa shopping oo aad lacag badan ku qarash gareysaa ,laakiin hadii aad ogaan laheyd iyadaa isticmaali laheyd .
Waxyaabaha ay yaanyadu daaweysaa finanka badan ee aad inta badan kacabato , waxa ayna natiijo wanaagsan u tahay quruxdaada .
Uma baahnid in aad lacagtaada adag /badan ku iibsato kosmatikis qaali ah , Hadaba raac tillaabooyinkan si aad u hesho caafimaad iyo maqaar fiirintiisu wanaaagsan tahay, sidookale waxa ay sare u qaadeysaa haddii uu kacsigaagu yaryahay.
Ma ahan kaliya dhadhankeeda wacan ee sidoo kale waxa ay caafimaad u tahay maqaar kaaga balse sirta ku qarsoon oo ay Alcarabiya kuu soo gudbineyso ayaa ah in ay kaalin lixaad leh ka istaageyso in aadan u e kaan qof duq /waayeel ah maqaar kaaga u muuqanin ,waxa ay u tahay difaac ee ka faa’iideyso.
sida aad u dhaldhaalish gacaliyaahaga qalbigiisa ayaad kusii weynaaneysaa oo waad hor istaagsanaaysaa xilli walbo oo uu kaa fogyahay.
Waxa aad isku qastaa biyaha yaanyada iyo malab , kadib marka ay si waca isku milmaan iyaga oo isku qasan kudhaq jirkaaga sug ilaa 15 daqiiqo waa hubaal in aad dareemi doonto dhaldhalaal jir iyo jiljileec.
Share on Facebook
Ubax & farxiyo nin'kooda
February 5, 2013 at 9:11
Aniga waxan la’yabay alcarabiya, mar waxay dhahayan yaanyada kacsiga u roontahay hadana jirkee u roontahay waxaan u maleenaa war baxintan kan qoray beertiisa yaanyo oo kaliya ka baxdo suuq buu u raadinayaa yaanyada badal ka dhig tufaax ama baamiye
Bishaaro
February 5, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k.k.k wa arin cajiib ah blse ani ahaan maba isticmali karo oo maso xasusanayo waxa udaayay hablaha kale qurux wan hesta in igu filan alxamdulillah
umu zalma
February 4, 2013 at 9:11
kkkkkk waa beelo beri an bilaba inshallah
zuleko
February 4, 2013 at 9:11
aar yeyo maa noqotay dawo
Maxamed yare
February 4, 2013 at 9:11
Lakin nagta yeli waatee
Maxamed yare
February 4, 2013 at 9:11
Alacarabiya waad kumahadsan tihin fikrada ad ushek ten d umarka wan ladhcy aniga
Abgaalow
February 4, 2013 at 9:11
Arey ma mugaan yaayo daawo noqotay bari kashaw walaxaa maqlee ar tacliin kir dheh