Waligaa ha u qoomameyn qof aad jecleyd oo kaa tagay ,maxaa yeelay waxa uu maalin ogaan doonaa in uu lumiyay diamond xilli uu mashquul ku ahaa aruurinta dhagaxaan.
* Ma Jiro qof leh qalbi aad u nadiif badan !!! maxaa yeelay qof waliba qalbigiisa waxa uu leeyahay xoogaa dil dilaacyo ay ku sameeyeen qof uu aad u jeclaa.
* In aad jeclato 100 qof oo aan wanaagsaneyn waxaa suura gal ah in aysan saameyn kugu yeelan balse dhib kaaga yimaada hal qof oo wanaagsan oo aad jecleyd waxa uu kaaga tagayaa dhaawac dhanka qalibiga ah inta aan nooshahay kama caafimaadeysid.
* Ugu yaraan waxaad u baahan tahay laba arin , in aad noolaato iyo hal qalbi si aad ugu dareento jaceyl iyo xanuun , hadii kale dhaawac qalbi ayaa kugu dhacaya iyo maskax wareersan.
* Marka aad qof ku jeclaato sabab la `aan aadna weyso jaceylkaas , waxa uu kaaga tagayaa dhaawac kaasi oo aan waligiis daboobeyn, waligaa ka fogoow dhaawicdda qalbiga .
* Hadii aad jeclaato qof waxaad qalbiga ku haysaa in qofkaas aad ku xafiddo cijiyaahada (Cidiyahaaga) maxaa yeelay hadii aad ku fashilanto jaceylkaas ha dhaawicin qalbigaaga kaliya iska jar cijiyaha !! waa sababta ah gabdhaha u reebtaan cidiyaha dhaahdeer.
Share on Facebook
shamarkecade
February 5, 2013 at 9:11
wiil somaliyed sxb waxa kugu dhacay aad aan ugu xun nahay waxa kugu dhacay neh horee u dhici jeren walal waxaa sameysa illah u noqo dambi dhaf waydiso iskana ilow sxbow nasiga ee gaa gashay mar uun uuu kasoo baxa sxb ee waxa ku dashaaa wax walbo oo aad kusoo xasuusaneso iska dherey waxana sameysa xirir kale saad u ilowdo ayada sxb arinta ku hesato anigabo way isoo martay marka sabar sxbow
Hanad
February 5, 2013 at 9:11
Asc dhaman aqristayaasha iyo alcarabiya sln kadib xaaji tahriib wiil somaliyeed baaku sugayo anagane fikradena weey dabeesa nobilaw xaaji
max,ed deeq
February 5, 2013 at 9:11
Will soomaaliyed waxa aan ku leeyahay waxa ey doonto haku qaadato haka quusan jeceylkaaaga ,
Hana ka niyad jabin kuna qarash garey HANTI,MASKAX IYO WAQTI INTABA.
WAAYO. Sida aan ka dareemayo hadalkaaga weey
Adagtahay in aad noolaato la aanteed
SXB UGU DANBEYN WAXAAN KU LEEYAHAY ALLA HA ISU SOO DUMO QALBIYADIIIINA.
Mustaf
February 4, 2013 at 9:11
From:mahad dheere salaan kadib. Siggaar ah. ku-qalanjo abaayo waad mahadsantahay sida laabtaada ay ugu damqatay ninka mowduucan sooqoray. X.tahriib midaad kadaltay anaa baxshay talo waa tii alle midaan baxshay waa talo an oran karo midaan aniga baxshay aan ka arad nahay ama aan anigii baxshay aan kaqatanahay ee dib ugu soolaabo mowduuca kana bilow intii kaa danbeysay xitaa adigay wax kaaquseeyaan ee kadhereg markaana igu soowarceli
Tusa
February 4, 2013 at 9:11
Wiil somaaliyeed walalow sxb waxaan ku odhan lahaa markiihoraba waxay doonaysay si ay qurbahaku imaato oo adaykugudanaysanaysay hadamaraykay imaatayna tell kaxidhatay aduunka waxaad ujoogtaa waa labo nolal iyo qalbidaacada markaa waxan ku odhan lahaa waqtigu yuun kaalumin waad helikartaa tukawanaagsan ookuwanaajisa
qalanjo ciilootay
February 4, 2013 at 9:11
alcarabiya wilkan talo soo siiya away xaaj tahriib , abowe wan ka xumahay
cabaaye liqaaye
February 4, 2013 at 9:11
hadiiba ay ku nacday maxaa ku falee sxb jaceyl ma jiro illaa waali mooyee alcarabiya sas tiri xabad kale radso ku xanaq furo
wiil somaliyed
February 4, 2013 at 9:11
asc dhamaan asaxbta waan idin slmy aniga ayeey ihaystaa hada shekada mesha ku qoran maxayelay xalad xun ayaa igu dhacday oo ubahan latalin badan hadaan halkan waan ka shegayaa aan dhaho wlh madhamaneso wax so jiitamayi 8 sano waye oo malin xitaa aan ilobin hada meel celo ayeey iga tagtay inbadan ayaan jogaa qorbaha ayadane hada ayeey sogashy mudo 6bil gudahoda ayeey igu gabagabesay kahor balan qadka wax walibo ayey diyaar u,eheday lkn marka ey timid wey isbedeshay wlh waan aanqabto ayaan la,ahay xitaa balock ayey isartay kuli waxii ciwan ahaa talo tii rabi waye talo ayanrabaa walaalyaal