Home » Arimaha Qoyska » Ninkaada Guriga Ma Sal Dhigo Soomaa ? Qiyaanada Aduunka Ayaan Ku Haynaa Oo Aad Xabsi Ku Gilin Karto.

Ninkaada Guriga Ma Sal Dhigo Soomaa ? Qiyaanada Aduunka Ayaan Ku Haynaa Oo Aad Xabsi Ku Gilin Karto.

love and moneyQabarada ku xeel dheer arimaha qoyska ayaa sheegaya in sabaha ninka ku qasabta in uu guriga ka cararo isla markaana waqtiyadiisa firaaqada uu la soo qaato asxaabtiisa in taasi ay haweenka mas`uul ka yihiin .

Waxa ayaqubarada arimaha qoyska alcarabiya ku sheegayaan arintaan in laba arin midkood ay sabab u tahay iyadoo tan koowaad ay tahay shaqada iyadoo laga yaabo in uu doonayo in uu badiyo waqtiga saqada si dakhliga uu u saro maro midka kalana waxa ay tahay haweeeneyda .

Waxa ayna daraasadda alcarabiya qilaafaadka qoysaska Somaliyed ka sameeysay muujinayaan in %90 haweenka Somaliyed ay ragga ku dhibaan guriga taas oo keeneysa in ay door bidaan in banaanka ku qaataan waqtiyadooda firaaqada ah .
Hadaba waxa ayna ku siineynaa habab uu guriga uu ninkaada ugu soo laaban karo ee si wanagsan u raac .

* Marka uu ninkaada ka soo laabto shaqada ha u qaabilan sida mar waliba u qaabisho ee waji macbuusnimada ah tani caradiisa ayay sii xoojineysa mana ku guuleysaneysid in uu guriga kuu sal dhigo.

* U sii diyaari boos ku wacan in uu fariisto

* Wax yaabaha carfta daris hala ahaadaan guriga oo udgoon u samee.

* Qorshaha ku darso in ninkaada uu marti ku yahay waxaa qasab kugu ah in aad sharafto si fadhigiisa uu u dheeraado , ka digtoonoow in aad ku qaabisho mushkilado .

* Ninkaada kala qeyb qaado wax yaabaha balwada uu u leeyahay kuna dhiiri gili ( Balwada ulama jeedno , qaadka,sigaarka ,iyo waxii la xariira)

* Maxaa ku diiday in aad u soo jeediso in uu guriga keeno asxaabtiisa ,una samee cuno faraha lala dhuuqo adna joogitaankiisa waxa ay kaa yareeynayaan cadaadiskii ku saarnaa.

* ku dadaal in aad u muujiso jaceyl ku dheehan tix gilin , tanina waxa ay dareesiineysaa raaxo iyo baashaal xitaa hadii uusan muujin dareemihiisa.

* Maxa ku diidaya in aad casuumaad aad ugu yeerto taasi oo adiga aad sameyneyso , ugu yeer casho gaaban una samee cunno mida uu ugu jecel yahay sidoo kalana jadwal u sameeyso xiligaas casuumaadda cashada aad ugu yeertay caruurta meel fariisi qaar qur`aan ha aqriyaan ,qaar nashiidooyin iyo cashir aqrin ha sameeyaan , hadii caruurta awoodaan in ay fikirkooda dhiibtaan fursad u sii aabahood hana u sheegaan shucuurtooda ah in ay donayaan in garabkooda taagnaado oo ay hamuun qabaan aragtidisa .

Waa  Muhiim Fikirkaada Wanaagsan  Ee Ku Aadan Mowduucaan

 

Share on Facebook

Comments

7 Responses to Ninkaada Guriga Ma Sal Dhigo Soomaa ? Qiyaanada Aduunka Ayaan Ku Haynaa Oo Aad Xabsi Ku Gilin Karto.

  1. asc marka horee waa wano ad ufiican alhaa naga dhigoo kuwii wanada qata ragana waxan leeyahay gabdhaha ha lawanajiyo

  2. King of tookiyo Reply

    February 7, 2013 at 9:11

    Marka hore alcarabiya iyo aqristiyasha wa idan salamay waxana ni ku salamay salanta islmaka asc wr wp marka xigga wad ku mahad san tihiin moduca wanaag san ii ad so bandhigtin teedakale gabdhaheyna somaliyed waxan ka rajey nayaa in ii ku tusala qatan arintane wanaga shukran alcarabiya

  3. Bishaaro Reply

    February 6, 2013 at 9:11

    Waah waah masha allaah waa talo wanagsan oo na anfacda insha allah kuwi kudhaqmaa noqon doonaa

  4. zuleko Reply

    February 5, 2013 at 9:11

    waa arin her sare ah waxa loobaahanyahay in gabdhaha somaliyed qataan warkas

  5. wiil somaliyed Reply

    February 5, 2013 at 9:11

    abaa abaa warkaas i maraya talo aad u wanaagsan waaye gabdhahena ha raacaan halkii dagaal ay uga hor tagi lahaayeen ragooda

  6. qalanjo ciilootay Reply

    February 5, 2013 at 9:11

    allaah yaa salaaam alcarabiya in aad qalbikeyga kala baxdeen ayaad mooodaa yaa salaam kun jeer thnks

  7. maxamed xasn Reply

    February 5, 2013 at 9:11

    Asc salan kadib.
    Maanta maalin aad kafiican tihiin alcarabiya majirto
    waa wax wanagsan hadalada adku hadashen manta waadna kumahad santihin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>