Jaceylku waa adagyahay habka lagu helo ,waa layaab markii aad heysato weyna fududahay sida aad ku lumiso waa ay adag tahay in aad ilawdo tan iyo noloshaada .
Helitaanka koowaad ee jaceylkaada waxa aad u kortaa buur kasto , badweyn kastana waad u dhex jartaa
Madaneysid waxa ay dadka oo dhan ku dhahaan laakiin waxaa aad rabtaa kaliya in aad aragto jaceylkaaga .
Waa dareen kaaga abuurma gudaha qalbigaada , hadii uu kaa fogaadana oo aad kaligaa noqotana wuuba ku dili gaarayaa, Alcarabiya ayaa fariintan kuleh hadaba ku feker qaabkii uusan si fudu kugu dhaafi lahayn jaceylkaaga
Share on Facebook
Muhammad kheir
February 7, 2013 at 9:11
wow sax alcarabiya actually wan kahelaa habqoralyadaada aad uqorto barnaamijyadan oo kale walal
keep it ayan kuleeyahay sxb