Home » Cayaaraha » Arsenal Iyo Tottenham Oo Isha Ku Haya Salomon Kalou

Arsenal Iyo Tottenham Oo Isha Ku Haya Salomon Kalou

Naadiga Schalke ee dalka Jarmalka ayaa dadaal dheeraad ah u soo galay sidii ay u heli lahaayeen farsamada laacibka reer Chelsea Salomon Kalou oo uu dhamaday hishiiskii uu kula joogay Chelsea .

 
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Schalke ay loolan adag kala kulmi doonaan kooxaha kale ee Arsenal iyo Tottenham kuwaasi oo iyana doonaya laacibkaasi.

 
Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhanka laacibka oo ku aadan codsiyadaan u yimid maadama go`aanka uu gacantiisa ku jiro oo uu la hadli karo kooxdii uu doono .

Cisman Fantastic

Alcarabiya Sports News

Share on Facebook

Comments

One Response to Arsenal Iyo Tottenham Oo Isha Ku Haya Salomon Kalou

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>