Ma ku wareertay sodohdaada oo qaati ma ka taagan tahay xariirkaaga qoys oo qarka ma u saaran yahay in darteed uu u bur buro ? ha niyad wadooyin sahal ah ayaan ku haynaa ee qaado talaadaan
1- Ninkaada Jaceyl kula dhaqan : wadadaan waa midda ugu sahalsan ee aad ku farxad gilin karto qoyska ninkaada , maxaa ka macaan in qoykiisa ogaadaan in wiilkooda la jecel yahay .
2- Waligaa garabkiisa ahaaw : waligaa ninkaada hakula mur min qoyskiisa hortiisa gaar ahaan labadiisa waalid , wax waliba oo aad doneyso in ninkaada kala doodo ehelka hortooda iska ilaali , oo xita hadaad u careysan tahay qoykiisa hortiisa dhoolacadeyn been saaxib ka dhigo.
3- La xariir ka or inta aysan kula soo xariirin : tani waa talaabo xoogan oo aad qalbiga sodogaaga /sodohaada ku qabsan kartid ha iloobin in salaanta gaarsiiso .
4- Ka dalbo talooyinkooda : xitaa hadaan talooyinkaas dhab ahaan u qaadaneyn oo maraka qaar weydii in ay dareemayaan farxad maxaa yeelay weli wiilkooda saameyn ayay ku leeyihiin noloshiisa.
5- Xariifad noqo : hadii sodohdaada oo kula joogta ama dumaashidaada oo marka aad wada cunteysaan u istaagaan in saxamada ay dhaqaan haka yeelin oo qab xariifnimo ah wax kale u dhib yar ku mashquuli tusaale qabashada caruurta ama xitaa in shaah yar qac ka soo siiyaan.
6- Hadii uu jiro is faham la`aan isku day in si degan xaaladda ku daaweyso , waligaa ka fogoow in sheeko dheer aad la wadaagto, xasuunoow kulamaa sheekadada ay badato waxaa sii kordhineysaa in noloshaada wax badan ka ogaadaan , reer magaalnimo sheekada u soo koob.
7- Dhag Jalaq ha siin eedeymaha kaaga imaanaya dhinacooda (sodogaaga iyo sodohdaada) ogaawo alcarabiya.com waxa ay kuu sheegeysaa in ay ku daan-daasanayaan ee iska iloow waxa kaaga imaanaya dhankopoda oo maskax adeegso mar waliba .
Share on Facebook
:-*yääsíin:-CB-)
February 9, 2013 at 9:11
Soomalida waxey dhahdaa sodoh wey sin dhabantahay waxaane loodhahay 100/99 sodohdu wey jeceshahay Gabadheeda ninka qabo hadey timado mid inkar qabto ah waa la.iskaxaliyaa oo sodohda hadaa isdagashantihin Gabadu madhaqmeyso waxaane lagu qancikaraa sodohdaa inkarqabtada ah salanta ayaa lagu badbadiyaa subax iyo habin waa lasoboqdaa eyada ayaa iskakaa jeclaheehe xogaa dhaqala ah ne waa loolaabaa A[AF WAX CU NAY XI SHOOH]
Mustaf
February 8, 2013 at 9:11
Waa su’aal kuwo isku raacay in sodo ladilo maku jirtaa hooyadood ileen waxay so uthay tan laqabo.(Auth-long-man)
Dan la'aan
February 8, 2013 at 9:11
Dhib badanaa sodoh kow alaha u keene hadii aakhiro la isku qabsan lahayn waan dili lahaa dhalo aan u shiidi lahaa, soor aan ugu dari lahaa sodohda dhimasho ay ku fiicantahay iyo in dabaq 4 biyaano laga tuuro ama aashito acid indhaha looga shubo
mukhtaar
February 8, 2013 at 9:11
sodah wanaageeed waa iany iilkaa jiiftaaye alkoodinteed waa inaan axan ka daaqdaaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ALLAAN KA MAGANGALEY MUNAAFAQNIMO
February 7, 2013 at 9:11
Asc Alcarabiya qoraalo badan oo aan ka faa,iday ayan ka aqristay, balse tan maanta waa munaafaqnimo cad oo naarta loogu hooydo diintuna ayna ogoleyn waxad ku hadleysid iyo waxa uurka kuugu jiraa haday is qilaafaan waa munafaqnimo, sida darted wxan idin ka codsanayaa ineydaan sooqorin maqaal aydan sifican u ga firsan ineytay wax dinta kaso horjedo inkale dad aqonta diintu ku yartahay yaan la lumin. Wabilah towfiq. Waa walal C/shakur Cali Xasan Adis Ababa
Samr jaceyl
February 7, 2013 at 9:11
Masha allah aniga xaskeyga waxan isku gursanaya jcyl dhab ah nbd iyo farxaduna wa mid si kobceysa xili walba k.k.k.k by
Hanad
February 7, 2013 at 9:11
Asc walahi weey jiraan khosas badan oo aay sodohada BurBurisay iyo kubo hadda kharka usaaran in aay Bur Buran ayada darted lkn waanka xumahay oo waxaa suragaal ah in dadkaas aysan aqoon alcarabiya iyo walax laguqoro marka codsi kusocdo aqristayaasha garsiiya dadka kale Ee aay lasoo diriistay ariintan oo kale ee ah saxiibbadiin oo u sheega siida lagaaga badbaadi karo arimo lamid ah kubaan oo kale fadlan gaarsi sxiibka dhibka ka heesto dhankaas mahadsanidiin
Naasir
February 7, 2013 at 9:11
KKKKKKKKKKKKKK whi waa qoslay, sheekadaa u soo gaabi aa.
Taas isha aa ka tuurteen laakin reer xididkaa kaliya mahee Somallidan oo dhan aa liifada looo gaabiyaa
Alcarabiya adinka xitaa liifada aa idin gaabinaa kawarama maxaa xaalada ka kabadaleysaan?
BYE ALL
Habeysan
February 7, 2013 at 9:11
Mahadsanid Alcarabiya,Sidaan Ula Dhaqmi Lahaa Sodohday&Sodogay Baa Iii Sheegteen