Isku helidda waqti aad wadaagtaan adiga iyo gacalisadaada aad ayuu muhiim kuugu yahay ninyahow , tani waxa ay ay kor uqaadaa farxadda idin ka dhaxeyso .
Waxa baaritaan lasameeyay lagu ogaaday in galmada joogtada ahi aanay kordhinaynin farxadda lamaane , waayo waa ay wacan tahay in aad waqti aad ku nasataan aad yeelataan iyadoo horseedaysa in aad isku hilowdaan macaankana aad sifican uwada qaadataan.
Sababaha ugu weyn ee ay ragga ama haweenka mid ba mid kale uga raadsanayo ama uu daydo haweeney kale maxaa yeelay waa la iska badbadsady marka aad cuntada isku nuuca ahi qaadato mar waliba waad ka caajisaysaa.
Waqtigu waxa uu idin siinayaa in aad ku fekertaan isku weydaarsataan farxadihiina iyo waxyaabaha aad ka heshaan sababtoo ah majiro wax howl ah oo aad qabanaysaan xilligaa,waxa ayn sii wanaajinaysaa xiriirkiina jaceyl.
Ogsoonaw ninyahaw in la ogaaday haweeney kastaahi ay jeceshay caruur .ayna leedahay asxaab badan ha ahaadeen waalidkeed iyo kuwa ay shaqo wadaagaanba waxaana la ogaaday in haweenku ay ka asxaab badan yihiin ragga , waqtiga waa aad u baahnaanaysaan labadiinuba waxa uuna leeyahay muhiimadiisa.
Share on Facebook
Magaceygu waa yaasíin sh/
February 7, 2013 at 9:11
Waaa sax wane loobahan yahay in 2da lamane kulamo wada shekeysi yeshan lkn alcarabiya idinka somali majogtin miyaa xalada somaliyane war makaheysin miyaa war Nagta iskadhaf in fursat wada ku lan lalayeshee carurti ladhalay ayaa waqti lagu arko loo layahay wayo salada subax markii latukado ayaa ladhahaa yaa fataax yaa razaq irsaqad ayaa laradsadaa habinki markii lajiftane waalayimadaa carurti ladhalay oo guriga lalajogay ayaaa sidii lodhalay la arkin idinkane Nag halalakulmo ayaa kahadleysiin