Home » Lifestyle » Ciyaarta Sariirta Caajis Ma Ka Dareentay ? Zacfaraanka, Karootada , Timirta Iyo Malabka Sariirta Hoos Dhigo.

Ciyaarta Sariirta Caajis Ma Ka Dareentay ? Zacfaraanka, Karootada , Timirta Iyo Malabka Sariirta Hoos Dhigo.

jaceylDad badan ayaa ka sheegta awood yari dhanka galmada ah hadaba waxaa jira sida aan maqaalo horay ugu soo qaadanay cunooyin si dabiici ah u xoojiya awoodda galmada .

Karootada : waxa uu sara u qaadaa tamarta awoodda galmo .

Zacfaraanka : Zacfaraanka oo inta badan lagu carfiyo cunnada ayaa waxa uu ka kooban yahay maadooyin xoojiya rabitaanka galmo ee dhanka ragga halka haweenkana uu xoojiyo minkooda .

Qaadashada zacfaraanka ayaa sara u qaada fir fircoonida galmo , waxaase laga digayaa in aadan si xad ka bax ah aadan u qaadan maadaama saliid badan uu leeyahay.

Vanilla : baritaano la sameeyay ayaa sheegaya in carafta ka soo baxda Vanilla ay xoojiso rabitaanka galmo gaar ahaan marka laga sameeyo cabitaanka , waxaan lagu daweeya awoodda yarida galmada.

Timirta : waxa ay quudisaa neerafaha ragga iyo dumarka iyo waliba shahwada ragga , bas-baaska gaduudan isna qeyb ayuu ka yahay in aad rabooto sameeynta galmada .

Malabaka saafiga ah : waxa uu ka kooban yahay vitamins iyo hormone kiciya kacsiga , haweenka aad ayuu ugu fiican yahay siiba marka lagu daro zanjabiil la shiiday iyo qarfo iyo heel.

Hadaba ogoow cunooyin badan ayaa jira sida basasha , bataatiga , iyo mooska waxa ayna dhamaan sara u qaadaan rabitaanka galmo ee alcarabiya ayaa idinkula talineysa in aad il gaar ah u yeelataan.

Share on Facebook

Comments

11 Responses to Ciyaarta Sariirta Caajis Ma Ka Dareentay ? Zacfaraanka, Karootada , Timirta Iyo Malabka Sariirta Hoos Dhigo.

  1. Kalafoge Reply

    February 15, 2013 at 9:11

    Ilahow sarirta hanagu ceebeen umada ku dhibaatesana u yasir amin amin

  2. raaxeeye2013 Reply

    February 15, 2013 at 9:11

    haa sacfaran ka waxa uu leyahey salid wa macquul adiga xor ayad tahey wad isk dayn kartaa ama wad qadan kartaa that is rate waa talo un lkn qudarta kale ee xusan waa muhim oo waa in ilgara aanku hayno allcarabiya thanks ayan lenahey call+260973423267 sambia

  3. Maame Reply

    February 15, 2013 at 9:11

    Asc sxb suaal shaqasi raga ah hadii uu zawjadiisa raaxadeedu noqotay inay afkeeda kaga dharagto usha raga midaas kwrn all carabiya

  4. Xasan27719209564 Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Farxiyo eeda alcarabiya hasaarin zacfaraanka isticmaalno si uqancino hawenkeyna somali anaga nasugaayaan

  5. Dan la'aan Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    Galmada hala badiyo

  6. zaki Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    kkkkkkk timir iyo malab yaad suuq uhesheen

  7. Jamaal.yare Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    Alxm ilaahey igu cebeynin sarirta dusheda

  8. Jamaal.yare Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    Alxm.ilaahey sarirta korkeda igu ma cebeynin.

  9. mohaa miig Reply

    February 8, 2013 at 9:11

    waaaw yeee ku dhaafin hala isticmaalo si aad u ehesho waxaaas mcn oo kor lagu so xusay

  10. Farxiyo nin'keeda Reply

    February 8, 2013 at 9:11

    Zacfaraan cunto ma ahan cuntada ayuu carfiya oo kaliya malab korot timir waa okey lakin zacfaraan maya wa sida maraq digaag oo kale, FG: ZACFARAAN WIXII DHIB KA YIMAADA ALCARABIYA LOO HEESTAA

  11. Salma xubi Reply

    February 8, 2013 at 9:11

    Kakakakakakakakakakaka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>