Saaxiibtaa dii hore :Ka fogow oo marna hala sameyn xiriir qofkii aad kol hore wada socoteen hadii uusan wada socodkiinii uusan wanaag ku dhamaanin , waad ka shalaayi markasto oo aad isku dhacdaan waxa aadna ku fekertaa maxaad dib ula xiriirtay?
Saaxiibka aad isku fiican tihiin walaashiis: Waxa aad la kulmi kartaan is afgarad marna waad isku dhici kartaan , waxa aad isweydiinaysaa waxa aad kaga sheegi lahayd saaxiibkaga qaaliga ah marna aad xil iska mudan tihiin , sidoo kale ma aha kaliya in aad weynayso saaxiibtinimadiisa kaliya ee waxaa taa kaaga sii daran iyada dhankeeda ayuu kaa aadayaa oo wuu u hiilinayaa walaashiis.
Haweenka warka xun leh: Sida aynu ognahay haasaawuhu waxa uu ku istaagaa hadal wanaagga iyo farxada ,laakiin hadii aad dhibaato kala kulanto waa dhibaatadeed marka iska jooji oo ku dheh iga raali noqo , maxaa yeelay nooca haweenkan war xumi ayay kaaga lumineysaa waqtigaaga ,hana kadhigin in uu kuugu danbeeyo xiriirkaasi xun.
Haweenka sida aadka u jecel dahabka: Qaar kamid ah haweenka waxa ay aad u jecel yihiin dahabka oo hadii warshadii sameynaysay loo keeno kama haqab beelaan, hadaba ka fogaaw waxa ay cadow kutahay lacagtaada bankiga kuutaal.
Saaxiibkaaga saaxiibtiisi hore:Markasta kama weynaysid in ay isaga kaaga sheekayso taasina kuuma fiicno adiga ninyahahow hadaba is kafiiri hablaha leh xiriiradaan oo kale.
Share on Facebook
wareer baa ihaysto
February 15, 2013 at 9:11
walaalayaal ila taliya gabar aan 8 bilood wada soconay oo aan uqaaday jacayl xad dhaaf ah markii howsheena meel fiican inoo mareesay baa damac iqaaday gabar yurub joogto baan xiriir lasameeye isbuuc markaan gabdhii lasocday baa gabdhii hore waxaan kudhahay kulama soconkoro fasax baad iga tahay waxaan xasuustaa aad bee ii bariday waan kadiiday
xataa waxee iwaydiisay sababta aad xiriirkeena ujareesid waxaan kudhahay waad iqiyaantay ee idaa marka waxee iga codsatay inaan walaal tinimada lawado waaan ka aqbalay xataa waxaa cajiib ahayd kama qarinin inaan bartay gabar yurub joogta aad bee uga xumaatay ilaahay awoodiisa waxaa dhacday isla habeenkii gabadhii yurub joogtay waxee igu tiri walaal ma awoodo inaan xiriirkaaga sii wado waan kanaxay hadalkeeda subaxdii gabadhii hore baa maseej ii soo dirtay oo idhahayso qoftii yurub kwrn aniga waxba iga helimeesid laakin qoftaa horumar baad kugaaraysaa waxaan kudhahay qoftaa waan jaray anigoo kabaqayo inee igu jeesjesto baa baan usheegay waxaan dhahay qoftaa waan kaharay waxee igu tiri ii soo noqo isla markiiba shaki baa igalay qof aan aamino baan garanwaaye qoftii yurub mahesto tii 8 bilood ila socotayna gacanta kuma hayo qalbigaa igubanayo shaki baan qaaday waxaan is dhahaa way kaa aarsanaysaa marka maxaan sameeyaa oo aan qalbigayga fresh uga dhigikaraa ila taliya arintaan waa dhab oo ma aha mid aan iskaga ciyaarayo
C.sln jecelow
February 10, 2013 at 9:11
Waxan donayaa in la iga xaqab tiro su’ashan hablaha qarki maxey u jeceylyihin dahabka somalidi hore dahab ma isticmali jirin waxey istic maali jireyn wax la dhahayo fiin fintas oo qorta gashaneysu inanta marka ay gursato thanks
:-*yääsíin:-CB-)
February 9, 2013 at 9:11
K.k.k.k. Waa run 3 Nag waa la iska ilaliyaa 1 sxiibkaa walashiis wayo sxiibkaa wad kalago eysiin maxaa yelay Nimanka markey kaftamayan Nagaha ayey ku kaftaman sxbiikaa sidaa ula kaftamee kadherow sxbkaa walashiis!!!! Sxbkaa waa kalago eysiin!!!! 2 Gabar aad qaraba tihiin kadherow hadii kale dadka hoos ayey u oo yaane kor ayaa u ooy hee hadaa isku dhacdiin qarabada kuli wad kalaxumaheysii wane qatar kafogow qarabada!!!! Naag qarabo ah yey kuu kanban!!!! 3 Nag lasoofuray kafogow waayo hadey qeer qabto tahay lamasofureen waxaa lagu furay ayey qabtaa qatar iska ilaali kafogow Nag lasofuray!!!!!! Waxa lagu furey qabtaaa!!!!
Mohamed
February 9, 2013 at 9:11
Waa runta sxb mahadsanidiin laakiin calafku waa cajiib oo malaham doorasho miduu alle kuu dooray oo aad calaf isku leedihiin un baad guursan
Fate jacaylow
February 9, 2013 at 9:11
Kkkkkkkk waa runtis qoraagu waxaba ugu daran sxbka walaashi ka fakan ba maysid hhhhhhhhh
somaliwen
February 8, 2013 at 9:11
kkkkkk waa sax haa liska firiya ku wa dahabka raadinaayo ku waa waxa la dha xabibi jeebka ayee jeceshay adi ku ma jeclo Gabdha badana waa sidaas waxey rabaan inta yar aad so shaqeysay iney si fudud hakmar kula waregaan iska jira ku waas
Hãssãñ bãshi
February 8, 2013 at 9:11
Kkk_kkk haa waa run sxbkaa saxiibtisa mar walbo asaga ayey kaga shekeyn kk_kk
hajinour
February 8, 2013 at 9:11
Kkk mida waxa uga daran oo saxibka furay ee ha liska firsha her
Bishaaro
February 8, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k mid aan dahab jeclen majirto
A/qadir juba
February 8, 2013 at 9:11
Wa run marna halasaxibin sxka walashisa hadad isku dhacdan waxa kaxuma karo sxbka
haalo
February 8, 2013 at 9:11
waa is kafiirinayaa thanks in badan ayaa nana ka ogayn , waa idiin mahad celinayaa alcarabiya