Laacibka kooxda Everton Tim Cahill ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo oo uu soo dhaweynayo in uu ku biiro horeyaalka dalka Sacuudi Carabiya .
Laacibkaasi 32-sano jirka ah ayaa yiri”aniga aad ayaan uga helaa thaqaafada carabta , waxaan si rasmi uga fekarayaa arinkaan”.
Maamulka Everton ayaa laga yaabaa in ay ogalaadaan in ay fasaxaan laacibkaasi maadama ay Tottenham ka soo ceshteen laacibkooda kale ee reer South africa Steven Pienaar
Cisman Fantastic
Share on Facebook