Sedex Arin Haweeneyda Boqorad Ayay Ka Dhigaan, 1-Marka hanti ay gacanteeda ku jirto.
2-Marka ay dhasho cunuga ugu horeeya ee ay hooyo noqoyo.
3- marka ay xerato dharka caruusadda ee ay guursaneyso ninkii ay jecleyd.
Sedex Haweeneyda Waa Ay Ka Oohiyaan.
1- Eray dhaawacaya
2- In ay weyso ninkii ay jecleyd.
3- In ay dib u soo xasuusato maalmo ay faraxsaneyd oo ay weysay .
Sedex Haweeneyda Waa Ay U Baahan Tahay .
1- Dhunkasho ka soo go`day laabta .
2- Hadal macaan oo sara u qaadaya
3- Waqti nasiino oo ay la qaadato gacaliyaheeda.
Sedex Haweeneyda Waa Ay Dilaan
1- In Haweeneya kale laga weyniisiiyo ( laga qiiimo yeelo).
2- in mustaqbalkeeda uu mugdi ka galo
3- iyo in waalidkeeda ama caruurteeda ka dhintaan.
Sedex arin bilaa soo laabasho ayay haweeneyda uga tageysaa ninkii ay jeclayd
1- Qiyaanada
2- In la duleeyo oo la bah dilo ( Yasid).
3- iyo in aysan dareemeyn in ay ku nabad qabto ninka ay la joogto.
Hadaba gabaryaheey waa muhiim fikirkaada ku aadan arintaan, alcarabiya hoyga arimha qoyska .
Share on Facebook
ahmed sh ali {ahmed~raam}
April 13, 2013 at 9:11
sam sam ani waxaan ku noolahay xamar hadii aad iqan ciso nolasha waan wadaagi karnaaaaaaaaaaaa of course
Abdurahman
April 3, 2013 at 9:11
Waxan jecladey gabar sanadki 2010 horeyna waxan laha saxibad aan ku kalsonahay sxbyal side baa wax yela si ay gabadhasi uga qariyo arinta iqabsadex
Faarax maxamed cabdullaahi
March 8, 2013 at 9:11
Asc all kaqeyb qaatayaasha barnaamijka sxb yaasin tan kujecel qadari si,aad uheshid taad jeceshahay sxb dumarku hadey kujeclaadan laguma karo nafkale marka dhex dhexaadsamee saaqna hays galin fadlan by qalbi dajiye faaruu
SAMIIR
February 18, 2013 at 9:11
Wan idin salamay aqayarta ku tixan al carabiya waxan raba raye anigu waxan jecllahay gabar gabartana waxey jeceshay walal key gabarta walashedna waxey jeceshay ani walal keyna waxow jecel yahay gabarta walashed maxan sameya he halela taliyo
faadumiini
February 12, 2013 at 9:11
walal hadaan kula taliyo fadumo ahaan waxan ku dhihi laha gabadha jaceylkeda qimeey, haduu saxibka jecel yahay ayadase aysan ku qanacsaneyn adiga ayey kugu qanac san tahay marka fiiri jecylka ay ku qabto by france xaji
Caasho cuud
February 12, 2013 at 9:11
Hcf yusuf adigaba raba far wa weyn inwax lagugu dhigo mawduca gabar ayu kusaabsanyahay waxa lo dhahayo fikirkina ka dhibto gabdho.
Marka gabarkasta wax la rabaa iney ka dhibato ra’yigeda iyo waxay daremeyso mafahantay adiga madaremi kartid nin aya katahay mesha sas ufaham kapo
wadani
February 10, 2013 at 9:11
asc all aqyareey sheekadan yasin dhanka gabadha ayey kasocta wiilka la leyahay gabadha ayuu jacel yahay waa caksi gabadha jacel wiilka sidaa u garta aqristashoow aniga sidaa ayaan u arkaa marka waa gabadha walashey talo dhaxal gala siyaa walalay waxa ku oran lahaa wiilka ad sida u jaceshahay bahida iyo jaceylka u heesid ula tag waxey inuu kula wadaago jaceylka kudiloday
Samatar
February 10, 2013 at 9:11
Samsam
Samsam
February 10, 2013 at 9:11
Magaceyga waa samsam waxaan ku noolahay muqdisho waxaan u baahanahay nin nolosha ila wadaago aniga inta badan waxaan ka qayb qaata COMENTS ka alcarabiya akhristayaasha tix- galiya dalabkeyga codsigeega caay looma baahna
ahmed
February 10, 2013 at 9:11
asc yasiin waxaa kuu sheeya sxb gabadha ineeysan ku jaceylen sxb ayey jaceshay sxb yasiin waa maleynayo adigo qalad ii fahmin waxa dhici kareso sxb in lagu so jiidanayo sxb ka waxa ku oran laha gabadha kuma diiidana ee u sheego jaceylkaga maxa yeelay marka iska hor baxdii iigi karesin hora loo yiri dhayo is jaceyl isma egi karan sxb yasin sxb waa nin dagan aad u dagan maha dadka hadalka badan i know wana dacad kliya gabadha ha u shekto jaceylka waan huba iney iyana jaceshay sxb yasin gabadha markey adiga jaceylka kusheganeso sxbka ayey mele uso marto la dahay sxb yasin xlku wa sida
ahmed
February 10, 2013 at 9:11
asc dhaman arinkan hadan dhan walbo ka eegay dhibka kaliya wa is faham daro oo hadan eegay dhaba wa jaceshay wiilka wiilka waxaa u inuu yahay wiil dagan aan hadal badanen edabna leh sido kle gabadhana waa wanaagsan tahay sxbka kle jaceylka loso badhigay hadan aqaliga kashaday mesha waxba umayalan wilka wax jacey iyo gadhaba oo aan aminsan iney jaceshay hishood iyo
isfaham la aan jirto awgeed waxa oaran laha walada jaceykoda wa dhabe alle ha isku calfo sxb yasin waxa ku oran laha sxbka iyo gabadha kashaqey sida lagu dhameyn karo is fahan waga yaro jiro waxa yelay jaceylka wilka iyo gabadha dhaxda ah mudo so jitamaye hada qiyaso ugu yaran 6 month
H y c yuusuf
February 10, 2013 at 9:11
ANIGA WAXAA LA YAABANAHAY KUWA MAGACA RAGA WATO comentska MEESHA KU QORAYA WAR AQRI MARKA HORE HOOS WAXAA KU QORAN GABARYAHAY FIKIRKAAGA WAA MUHIID MARKA IDINKA MA GABDHAA TIHIIN QOFKA JAAHILKA AH FAR WAA WEYN BAA WAX LOOGU QORAA WAAN ARKAYA MAGACDIINA LAKIN WAAN ISKALA WEENAHAY IN AAN HALKAN KU QURO FG: FAKIRKA HALOO DAAYO GABDHAHA OO KALIYA
nasro
February 9, 2013 at 9:11
asc
samsam
February 9, 2013 at 9:11
asc yasiin aniga waxaan ku dhihi laha gabadhas hadi aad ka heshey waxna la qaban karto la qabo hadi kalena runta usheeg oo ku dhehe walaaley kama helin hana ku dalin labo qof oon israbin inad isku keento waxaa hubaal ah gabadhas xata hadi aad diido iney sxbka adeen waayo nafteda adey ku rabta naftana waxa muhim uu ah waxey rabto sxbka hadu qof wax fahmayo yahey waa ku hanbalyena waa hadi aad rabto gabadha sxb waa la heela lakiin naf aad isjaceshihin ood isfahmeysan marwalba lamo heelo hadi gabadha isku haboontihin ka fa ideyso janiiskan hadi kalana wax qeer qabo sadexdina ba jaaw
Hanad
February 9, 2013 at 9:11
Sxb ysn walal niga waxy ilatahay tas waa adiga sxb waan garaneyna gabdhaha somaliyed kayelimeso ninkaas ee adiga yey kudhafiin bacluumad badan baan kaxasuusta arinta nuucan ah sxb oo aniga ayay igu dhacday sxb markii aan isku soodhawey rabayna waaxi an kalakulmay aniga aaya og sxb hakudaliil taas ee adiga kuqabo sxb waxala yiray qof melii umuqato malka madoow sxb tas adiga le yasin hadii kale 2 labadina wey idin dhafi hadii aay xabad jirto tahay qabo waxaaladhahay nin buko nin bahan badar loogu madhiibo sxb
Muna
February 9, 2013 at 9:11
Yaasiin Marnaba sxbkaa ha usheegin inay ku jeceshay iyadana usheegay inaanad jeclayn dadaal xoogan samee oo ah inaad isku keento sxbkaa iyo inanta isla kulansii haka hadhin ilaa ay isla qaadaan jeceylka sxbkaa tix gali lana dadaal
Somali boy
February 9, 2013 at 9:11
Sax waye
:-*yaasíin:O
February 9, 2013 at 9:11
TALO
AYAN
IDINka
DONAYAA
§§ALCARABIYa§
iyo akhristayasha
alcarabiya
Taladu waxey tahay Gabar ayaa jacel isoo bandhigatay Gabadhune waxaa jecel sxbkey marne walalkey ah Eyada wey ogtahay in uujeclyahay mana rabto lkn isiga ma ogo in ey Gabadha Ani ijeceshahay TALO KEENA ALCARABIYA IYO AQristayalka ALCARABIYA
muniira
February 9, 2013 at 9:11
obsulutely right
Abdikarim
February 9, 2013 at 9:11
Wan kugu racsanahay mcnto
nasro
February 9, 2013 at 9:11
asc