Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVE: baro macneyaal kale oo loo adeegsado jaceylkaaga

SMS LOVE: baro macneyaal kale oo loo adeegsado jaceylkaaga

loveee

Jaceylku waxa uu na baraa  sida loo qoslo loo ooyo , farxad iyo murugo marqura .

831 waxa ay ku fadhisaa micno  , waa ay wanaagsantahay in aad khibrad u leedahay Erayo , Micnooyin kala duwan oo aad u isticmaali karto jaceylkaaga .

Hadaba Alcarabiya ayaa kusiinaysa xarfo aad u adeegsan karto gacalisadaada  Numberada ah 831 ayaa kuula micne ah I LOVE YOU:

8:xaraf    oo isku ah waan ku jeclahay        (I love you)

3:kalmad      oo ah 3-da  kalmadood  (I hal kalimad   LOVE hal kalimad YOU halkalimad)

1:macne  , waxa ay intaan wadaagaan hal macne oo ah waan ku jeclahay

Jaceylku markuu jiro ma timaado wax cabsi ah , markasto oo aad eegto  indhaha jaceylkaaga  waxa aad dareentaa jaceylka idinka dhaxeeyo, jaceylku waa sida hal sawir oo ku fadhiya  kun Erayo ah .

Share on Facebook

Comments

7 Responses to SMS LOVE: baro macneyaal kale oo loo adeegsado jaceylkaaga

  1. Moha Reply

    February 14, 2013 at 9:11

    Asc sxb yalaal waxan rabaa qiso igu dhacdey oo xanuun badan in aan isoo ban dhigo wayo jclku nolasha ayuu kugu siliyaa

  2. Barakaat Reply

    February 13, 2013 at 9:11

    War wax ficn shega alcarabiya se idinka naqatay

  3. Barakaat Reply

    February 13, 2013 at 9:11

    Se idinka naqatay alcarabiya waxad rabta miyd so godbineysan war borka iska qada oo sidi kobciye oo kale arimaha jaceylka wax noga so gudbiya hdi kale nagaba daaya

  4. subeer khaan Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkk cajib weeyi al carabiya

  5. she'eeneey Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    asc shabakada al-carabiya marka hore waad ku mahadsantihiin sara uaadista aqoonta aynu dumarka ula dhaqmeyno anaga lkn mid aan rabaa in aan jawaab aad iga siiysaan taas oo ah qof aan aniga aan jeclahay ayaan rabaa in aan qalbigeeda aan xado iyadoo qof kale uu meesha uu ku jiro waliba qofkaas ay igaaaga dhawdahay anigana waxa aan rabaa in aan helo iyada iyadan qof kale ayaa ay rabtaa in ay hesho.

  6. qoslaaue Reply

    February 9, 2013 at 9:11

    thanks alcarabiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>