Home » Arimaha Qoyska » Qiso Xanuun Badan ,Qofkii Akhriyana Uu Ka Qoomameyn Doono ! Hadaad Qalbi Adag Tahay Gal.

Qiso Xanuun Badan ,Qofkii Akhriyana Uu Ka Qoomameyn Doono ! Hadaad Qalbi Adag Tahay Gal.

qiso jaceyl oo xanuun badanQiso yar balse xanuun badan waxa ayna ka dhacday magaalada Muqdisho todobaadkii hore waxaana ka soo xiganay ilo lagu kalsoon yahay oo asxaab la ah shabakada arimaha qoyska ee Alcarabiya.

Sida goob joogayaal sheegayaan wiilkaan ayaa xariir waxa uu lalahaa gabar taasi oo ay magaalada isku barteen in muddo ahna qadka uu jaceyl been ah kaga jilayay .

Waxa uuna wiilkaas ahaa mid xun balse gabarta ku qiyaanay una jlay in uu yahay nin wanaagsan , waxa uuna kor iyo hoos ,geed dheer iyo mid gaaban u fuulay in mar uun uu ku qanciyo in ay kulan wada qaataan fool ka fool ah .

Talaabo talaabo ayuu ugu qanciyay in jaceyl saafi uu u qabo farxadna uusan dareemeyn hadii dhankiisa aysan joogin , waxa uuna ugu dambeyntii ku qnaciyay in gurigiisa kula kulanto maalin axad ah .

Waxa uu ka dhaadhciyay in jawi Romantic ah ay wada qaadanayaan ayna ka hadlayaan sidii mustaqbal u wadaagi lahaayeen waa ayna ka ogalaatay.


Halkaan Ka Sii Akhriso Sheekadaan Xanuunka Badan Hadaad Qalbi Adag Tahay 

Share on Facebook

Comments

24 Responses to Qiso Xanuun Badan ,Qofkii Akhriyana Uu Ka Qoomameyn Doono ! Hadaad Qalbi Adag Tahay Gal.

  1. Faarax maxamed cabdullaahi Reply

    March 8, 2013 at 9:11

    Sorry nabsigu lama dawarsado isoo dibada yaal dukaan lagama iibsado waa laga fogaadaa intuusan daaqad kaafuran runtii waa qiso xanuun bdn nabsiga ama hasoodaaho ama hasoo dagdago lkn mar umbuu kugu soodagaa isagoo xanuun bdn dhanka kale dadkan iska hadalka uhadlaya sida FEYSAL QEYS ,SUMAYA IYO LEYLA wxn idin dhahayaa kafiirsada hadaladiina qaasatan LEYLA IYO FEYSAL wxna ugu daran feysal oo kuqaldan inuu jaa ,ifeysto dhamaan somalida & dhamaan dadka muqdisho kunool sxb kanada dhulkaga maahan ciidada hooyana nabsi haka galin tankale leyla raga somaliyed mxd ucaayeysaa waayo kan kudhaqidoona ayaa kujiree nabsigan dartii armuu calafkaga uxumaadaa kuma dhahayo dhamaan wey wada fcn yhn lkn kuwo wngsn ayaa kujira waayo aadanaha mawada sina waa sida farahaaga camal marka kafirso hadalkaga hana isku soojeedinina dhibaato idinka maqan dumarkana waa sida muraayada garaafo yar haday gaarto waliged kama tirmeyso marka taxadara dhamaan dumarow & dhamaan dhalinyaroy xumaanta & dhagartana haleyska daayo alle halaga cabsado gafkeena & geerideenana alle makulmiyo sida naxariis laawahanoo kale AAMIIN AAMIN AAMIN HALADIGTOONAADA WALAALAYAAL hana ley cafiyo wixii aan qaladka galay fadlan by qalbi dajiye faaruu

  2. feysal qeeyska Reply

    March 5, 2013 at 9:11

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa qiso xanun badan ilahey hanaga qabto munafiqiinta kunool dalka somaliya qasatan muqdisho by feysal qeeyska live in canada

  3. Jamc cade Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Inallilah wa inaa ilayhi rajicun xanun bdana illahow munafiqintas dadka kaso qawo.

  4. M qalinle Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    Ina lilahi wa ina ilehi raji cuun?
    Qofka hada ku tala jurow ugaw
    tan camal inay ku qawadonto
    ala ka baq?

  5. B.y.c Reply

    February 18, 2013 at 9:11

    Sorry lkn asxaabay waxad ogaataan ninka shabaqa dhigay waa laga jaray kuwa arinta fuliyayna way sugaysaa toodi allana haka jaa isiiyo

  6. googeye Reply

    February 15, 2013 at 9:11

    oh sor aad ayaan ugu xumahy arintan

  7. Boore Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    {DARDAARAN} waxaan ladar daarmayaa raga dhaliyarooy yay idin qaadin dalinyaranimada dumarka waa na dhaleen waa nala dhasheen wana udhaxaynaa dumarku waa miskiin aad ayayna u jicsan yihiin manta nin doonaya majiro walaashaa hooyadaa xaas kaaga wax xun halagusameyo waxaan hada arkaynaa ninka falkaas fool xumada ah gaystay shabaqa uu udaadiyaya gabar muslimada hada aamintay jeclaatayna inay udhaxdo mussstaqbalna kayeelato siduu unaxay walaashii markay ku dhacday siriq uu dhigay inuu dhinto ayuu kudhawaaday war hadaadan rabin in xuman garto dakaaga qoyskaaga ha xumayn dadka waxaad gaysato qooykaaga ayaa laga jarayaa inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun iska ilaaliya xunta daliyarooy

  8. Muhanad Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    God qayaano ha qodin hadaad qodidna ha dheeren ku dhici doontidaa ma ogid Aha wilka arintu larapay gapar wlashi cml ah o amintay ayey ku dhacday wlashis padalka inanti kale oh! Sorry waa dhefta melegaad la raptay qfku aminay sorry sorry asxbta hala iska ilalsho qayanada wa iga talo

  9. Caynoosh eldoret kenya Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Wey raaxeesatay 2 dabo tii koreesa ayaa dhib qabta af- kudhogorle waligiis dhamaan maayo 1-100 galmo waa iskugu mid? shake that thinks well missing 2013 gabadhii madaxa loo qooyo ayadaa nasiib leh

  10. manaal Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    asc aad baan uga xumahay qisadaan xanuunka badan ilaah ayaan ka magan galnay wixii shar wata wayo ruux is ilaalin karo majiro inuu ilaah ku ilaali mooyeee wuxuu rabi kuu qorayna kun sano ayeey kaa wenyihiin biniadankana wuu iska shar badan yahay ee ilaah ha soo hanuuniyo mida kale waxa sumayo usheegaa ineeysan laqwin waayo waxu alle kuku talo kalay maalin ayeey leeyihiin iln aad laqwiso ma aha mid loo baahan yahay marka rabigaa cafis weydiiso ok sis

  11. liishka Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    ushii munaafaq loo wadaa muumin ayey ku dhacdaa ayaanmaqli jiray adan ugu xumahay sxbkii rabay in gabar somaliyeed shabaqa ku rido misena walaashiis ku dhacday waana qiso xanuunbadan

  12. Mudan Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Asc horta gbrta ad ban uga xaumahay wxi ku dhacay kuwo ku sameyeyna alaha ka jaseyo mida kle sumayo hdl laqwi ah ba ku hdshey wxa fcn ilahey hana ilalsho ado yirah hdi ilahey kugu talagalo mid ad tiri i imow gurigeyga aya kgu sameyn kara wxu dono

  13. umu salam Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    ilin ayaa indhaha isoo istaagtay , in aniga igu dhacday la mid tahay

  14. Hanad Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Asc shabakadda alcarabiya iyo walalaha kutexan sln kadib walalayaal khisada nucaan oo kale ah horay bey u dhacday oo waxaan ku arkay muxadaro khisojin ah ow qabtay sheekh abubakar xoosh 29/03/2007 waxow kuqabtay masjid al.raxma xaafada gaashamaale jabuti marka hadii aad dhageysato waad ooynesa waxadka fahmeey danubta bina aadan gaalo tan soo dahdo iyo tan sida deg degga ah kudhacdo marka sida aan ka arkay muxadarada sooma daahdo taan oo kale ee waxeey dhacda isla markaba marka walalayaal ninkii doonayo in ow waxbadan ka ogaado radii muxadaradaas wlh ninka lagu sheegay muxadarada tan laftirkeda ayuu sameyay walal weyna qabsatay walashiis

  15. Cadde Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Subxanalah midkan dhahaya howlgalka dadka ku gulestay wad mahadsantihin
    maka fikirtay walasha iney ku dhici donto waxa dhacay war ilahey ka baq qof weyn aya tahe marka walashen ilahey ha cafiyo gobdhoy wilashan amin ma ahan e guryihin ha idinku imadan wa iga talo waxana joga dalka sudan marka god qiyano ha qodin hadad qodana ha dheran ku dhici dontida lama oge marka qiyano haleska dayo dhalin yaroy gabdhahen hala sharfo o mustaqbalkoda ilaaliya ilahey ka baqa a.s.c

  16. Ssc buuhoodle Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    Raga hoolgalka ku guuleestay waxaan leeyahay thanks inkastoo aad ka dharagten wasaq iyo biir cambar aan la dhaqin waxaa kaloo dhici karta in ay aids ka qaadeen raga gabdha faraxumeeyay waxaan kula talinaa in ay is baaran 3dooda mid un baa qaba aids

  17. xanuun badanaa Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    no more commnet walaahi ilin ayaa indhaha isoo istaagay

  18. Yahye nuur abdi Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    Hora loyiri god qod hadad qodana ha dheren inad ku dhacda laga yaba intu miskiinta qiyameynayay ayey seeftu leysto walashiish k.k.k damir lawa yashina alle aya ka abal marin dona hadu alle idmo by

  19. Gar'yaqaan Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    Waa nasiib daro gabar wanaagsan buu rabay in laga taago laakin walaashiis baa laga taagay somalida waxey tiraahda god khayaama ha qodin hadaad qodid ha dheeren ku dhici doontid ma ogid wey ku macdahay in walaashiis lafaraxumeeyo

  20. nin horay loo qiyaanay Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    wan ka xumaahay ma aqaan wax aan ka iraahdo arintaan

  21. ahmed Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    ah ah aha ragag dhan sidaan naxariis laawe uma ah , waan ka xuhamahay walaahi qiso xanuun badan waaye

  22. sumayo Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    hadaan nin aan waalidkeyga uga soo doonan gurigeyga iigu imaan u tago 30 qof ha la igu xanuuniyo

  23. Laylo Reply

    February 10, 2013 at 9:11

    xanuun badnaa , ragga somalida aamin malaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>