Home » Cayaaraha » Ibrahimovic” Milan Meel Ugama Socda Ee Ha Igu Daalina”.

Ibrahimovic” Milan Meel Ugama Socda Ee Ha Igu Daalina”.

Weeraryahanka kooxda Milan Ibrahimovic ayaa gaashaanka u daruuray wararka soo noq-noqanaya ee la xariirinaya in uu ku wajahan yahay kooxda hantiilayaasha reer faransa ee Paris Saint-Germain

 
“waa been warkaas, meel ugama socda Milan waan ku faraxsanahay kooxdaan , mana jirto xiligaan sabab keeneysa in aan ka tago”ayuu sii raacsiiyay.

 
Paris Saint-Germain ayaa la tilmaamayay dhawaanahaan in laacibkaasi diyaar ula yihiin aduun lacageed oo gaaraya 30-milyan oo gini ..

 

Cisman Fantastic

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>