Home » Arimaha Qoyska » Haddii Qodobadaan La Helo Jaceylka Waligiis Ma Dhimanayo

Haddii Qodobadaan La Helo Jaceylka Waligiis Ma Dhimanayo

hot somali girlsXiriirka  wanaagsan ayaa kad hex abuura lamaanayaasha jawi aad u macaan oo aan lahayn wax is af fahmi la’aan ah ,waxaa aad labadiinuba ku dadaashaan in xiriirkiinu uu ahaado mid wacan oo qof waliba uu miisaan ku socdaa hadii midkiina  uu leeciyo culeyska miisaanka ogaw ma fadhiyo xiriirkaasi jaceyl.

Waxa aad sameysataan sharciyo idin wada qanciyo ,waydii oo  ha ka cabsan in aad ogaato waxa jacaeylkaaga dhibayo oo ku darso halka aad ku qoratay sharciyada aad ku dhaqmeysaan , Tusaale ahaan jaceylkaagu majeclo beenta , balan ka bixidda iyo wixii la mid ah , isku day in aadan ku samaynin waxyaabaha uu necebyahay .

majiro xiriir wanaagsanaada iyada oo aanan la lahayn shuruuc aad kuwada dhaqantaan tani waxa ay idiin horseedaysaa in isku dhiciina uu yaraado , xiriirkiinuna uu ahaado mid wanaagsan.

Hadii aad isku dhacdaan ha isku dayin in qof sedexaad idin dhex dhexaadiyo ku heyso niyadda in ay fiican tahay in aad xal waara gaari kartaan idinkoo qof kale idin soo kala dhexgalin.

Alcarabiya ayaa kugula talinayso in aad wada qorataan sharciyo idin wada qancinaya , taasi oo idin sahleysa in qofba qofka kale uu ogaado waxyaabaha uu  jecelyahay ama uu necebyahay ,jaceylkiina ayaa kusii kobcaya farxad  iyo degenaanshowaarta oo kudhamaada guul.

Share on Facebook

Comments

15 Responses to Haddii Qodobadaan La Helo Jaceylka Waligiis Ma Dhimanayo

  1. Ani waxaan fikrada kuraaaaaaacsanahay walalaha muslimintaaaaaaaa
    wayo waxan nahay Umad wada muslim Ah Waxan soo jeeeedin Talo Yaaaan dintena laga Tagin OOOOOOOOOOOOo layna badiyeeeeen mahadsanidin

  2. Borte Reply

    February 14, 2013 at 9:11

    Wan idin salamay shaqalaha wab iyo inta dhalinyara ah oo ku xiran wab waxan dhihi laha walal majiro waxan sharciga islamka ahayn ale ayana shuruc u dajiyay labada qof dhaqankoda haday ale kuxiranyihin wax sharci ah uma bahna ninku wa inu ogada xaqa ay xaskisa kuledahay wana wajib ale saray nagtuna wa in ay ogata xaqa ay ninkedu ku leyahay ayna kuwada dhaqman wuxu ale faray oo wanaga kana rebtoman wuxu ale karebay oo xumana wa intas kaliya shurucda ilah ayaba qurankisa ku shegay qof walbiba qofka kale xaqbu ku leyahay halagu dhaqmo ????? ????

  3. Moowliid Reply

    February 13, 2013 at 9:11

    Asc masha allah waa fikrad wanagasan anigan had ayaan bilaaw insh allah

  4. Abdulwahid Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Masha allah wa arin macqul ah lkn aniga ahan waxan dhihi laha aas aaska nolasha hadii laga dhigo ( allah kacabsi ‘ runsheeg iyo kalsoni wiligiis ma burburaayo insha allah

  5. ab waanka ddsi Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwaaaaaaaaaaaaaaaaaw wad kabaxsaday runtii wax aanan lamaqal ayad laldimaadeen jacyl lafdigiisu wax jiramaha waa wax lbada qo ay is aamin siiyeen oo kaliya

  6. Kamaal cade Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Waaaaw wa arin fican ta lkn dadka waxan ushega inen kujirin xaskagi e wa qofka jcyl wadagtan e sxpitadi cml

  7. Bishaaro Reply

    February 12, 2013 at 9:11

    Cajiib waa arin yaableh sharci kala qortaa aaaa waa wax cusub wali aan lamaqal warkalan idinka sugaa walee

  8. Sacid Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Alcarabiya adaalagu dhaxaa waxas bye

  9. daacad Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    KKKKKKKKKKKKKK wlh Dhocishaan Waxaan wali aan Maqal ayey keentay

  10. Siyaad Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkkk alcarabiya maanta weey ka dartay waxaaan miyaad sooo wadeeen xaaskayga miyaan shuruuc intaan kala qorana miyaan ku dhaqmaynaa, hadeeyba saas tahay waxbo meesha mayaalaan, xaaskayga anaa aqaaano sidaaan oola dhaqmaayo oon qalbigeeda ku ilaalinaaaayo, ani qof iiga dhow malahan

  11. liishka Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    waa wax igu cusub xaaskayga maa sharci kala qoranaynaa al carabiya wax kalana waan idin ka sugaaa guriga ninaa xukumo ayey diintu na leedahay adigana sharci kala qorta oo isku xukuma ma’ahoo waa yaab iyo ama kaag

  12. Falis filsan Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    Dhoocishaan masawir keeda wuu iga batbatay lalabo in aan matago jooga xataa somali ma ahan wa kikuyu kenyan ah

  13. liishka Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    waa wax igucusub naagtaydaamaasharcikala qoranaynaa alcarabiaamaanta aan ka maqlay arintaas thnks all alcarabiya

  14. lion Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    hhh grty

  15. Man Reply

    February 11, 2013 at 9:11

    K.k.k.waxan ayaa kacayar ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>