Daafaca kooxda Arsenal ee dhawaan ku soo biiraty kooxda Macalin Wenger ee Nacho Monreal oo markii ugu horeysay banaanka u soo saaray sida uu rabo in Arsenal uu ugu ciyaaro.
26 jirka Spain ayaa sheegay inuu lasoo bixi doono qaab ciyaareedka Daafacii hore ee Brazil iyo Real Madrid Roberto Carlos.
Nacho Monreal ayaa labo kulan kaliya u saftay Arsenal waxaana uu rajeynayaa haatan inuu u fud fududaado Sida Laacibka Barcelona ee Messi .
“Markii aan yaraa waxaana ka dambeyn jiray oo aan daawan jiray Roberto Carlos si aan fikrado ugu qaato hab ciyaareedkiisa,waa daaficii bidxeed ee ugu wanaagsanaa:”sidaas ,” Monreal ayaa u sheegay xidigaha Arsenal.
“Ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka Messi waxuu u sameeyaa wax waliba si fudud”anigana sidaas ayaan rabaa ayuu yiri Wiilka Spain.
Share on Facebook
Samsam filsan
February 13, 2013 at 9:11
Messi waliga jiroo joog ciyaar yahankan waxaa leeyahay gabdhaha soomalida ee England jooga 3 ka xulo waad muteesatay
Samsam filsan
February 13, 2013 at 9:11
Nacho waliga jiroo joog ciyaar yahankan waxaa leeyahay gabdhaha soomalida ee England jooga 3 ka xulo waad muteesatay