Afar laabatn sano jir u dhashay dalka Talyaaniga ayaa ku shaaciyay boga uu ka leeyahay Facebook in uu is dilayo ka hor inta uusan iska tuurin buundo ku taal galbeedka Vienna ee casimada Austria sida Boliska dalkaas sheegeen .
Ma uusan ku sheegin wall-kiisa facebook sababta uu isu dilayo iyadoo dadka ugu jira u haysteen faataa dhug balse waxa ay ka war heleen saxaafada dalkaasi oo soo qortay nin iska tuuray buundo oo dhintay .
Inta uu soo qaatay gaarigiisa si xowlina ku soo jiiray bar control oo ay booliska joogeen ayuu si deg deg ah uu isaga soo gamay fogaan gaareysa 50 mitir.
Share on Facebook
raaxeeye2013
February 15, 2013 at 9:11
magac ayuu karawaa mana oga mesha kadan baysa haduu yahey gaal waa jaxiima&jahanama maha meel lagu ordo coiyaay ciyar call +260973423267
Abdikarim
February 15, 2013 at 9:11
Dhaaf galada hanaga yaraadena musliminta ayey nafta ukenene
Bishaaro
February 14, 2013 at 9:11
Gaaladaan caqli maleh waxay rawaan ayey sameynayaan