Aabo u dhashay dalka Mareykanka kuna nool gobolka Boston ayaa ayaa bil waliba siinaya gabar uu dhalay haddii ay iska xerto User-keeda ay ku leedahay barta Facebooka .
Waxaa la soo daabacay hishiiska labada dhinac ay gaareen taasi oo la soo dhigay boga gabartaas ka leedahay facebook oo ay labadaba soo saxixeen .
Waxaa la xusayaa in gabarta ay ogalaatay in ay xerto user-keeda facebook laga bilaabo 26-bishaan , waxaan hishisikaan ka soo horjeestay kumanaan dad ah oo bixiyay fikrad ah in odayga qaldan yahay , lamana helin ujeedka ka damabeysay in gabadhaas user-keeda laga codsado in ay iska xerto.
abdala
March 12, 2013 at 9:11
aniga ayaa xirayo ee isiiya hada adinka 200 dolar bilaa shuruud
Maame
February 15, 2013 at 9:11
Kolay wax uu ku arkay un buu qaaa odaygu
Abdikarim
February 15, 2013 at 9:11
Wan kuracsanahay odeyga fikir kiisa
Abdikarim
February 15, 2013 at 9:11
Odeyga wu saxanyahay wayo gabar face book is ticmashey kheyr iyo faido midna maso wado