Wel welka badan ee uu ninka ka qabo heerka ay gaarsiisan tahay howshiisa sariirta ayaa ah xanuun halis ah oo saameyn xun ku reebaya ciyaarta ninka ee sariirta oo waxaaba laga yaaba ain uu ku fashilmo.
Waxaana la xusayaa in mar ama laba mar oo uu ninka ku fashilmo in si wacan uu guto howsha aheyn in gabi ahaanba ka dhaamatay ee waxaa wanaagsan in uu ogaado in taas dhacdo mararka qaar.
Sababaha Keena Wel welka Ninka :
* In Uu Cayilan yahay oo uu iska dhaadhiciyo in cayilkiisa saameyn ku leeyahay ciyaarta .
* In uu cabsi ka qabo xajiga malabyarowgiisa .
* In ay jiraan mushkilado ka dhex aloosan labada lamaane.
* Iyo in uu ka baqayo in uu biyaha durbo uu soo tuuro.
Hormone-ka welka keena ee ku jira halboolaha dhiiga ayaa saameyn xoogan ku yeesha howl gudashada ninka ,, iyadoo in xubuntiisa taranka ay diyaar u noqoto sameynta ciyaarta in ay u baahan tahay in dhiig uu ku soo shumbo taasina imaaneyn hadii wel u jiro.
Sidoo kale quruxda xad ka baxa haweeneyda ayaa wiiqi kara ciyaarta maadaama ninka laga yaabo in uu dareemo in uusan intaas oo qurux mudneyn waxaana tani loogu yeraa cuqdad nafsi oo raaxo maba helayo.
Share on Facebook
Ahmed
February 16, 2013 at 9:11
Biyaxa durbadi baxayo sideban u jojin kara?
Aabaha raaxada
February 14, 2013 at 9:11
Su’aaaaal muhiiiim ii ah oo ku wajahan qabiirada alcarabiya…. Talo ahaan ama xal ahaan maxaa u ah ragga biyahoda aan 1minute celin karin markee duceysanaha galiyaaan xubinta taranta hawenka……. Fiiiro gaar eh waaan jeclaan laheen inaaad maqaal kasoo diyaarisaaan arintaan mhadsanidiin