Dareemaha Jaceylka ayaa qalbiga haweenka ku bilaaba in uu ku ciyaaro iyadoo rabitaankaasi xoogan oo ku aadan in ay helaan qiso jaceyl oo ay ku noolaadaan ayay gabartu raadineysaa qof ay weydaarsato jaceylkaasi ay rajeyneyso .
Marka la fiiriyo jaceylkaas waa mid si weyn uga duwan jaceylka dhabta ah ee waara , mana yaqaanaan haweenka jaceylka bilaawga uu ku yahay sirta jaceylka hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa wax yaabaha muhiimka ee ay gabartu ka aqoon jaceylka .
1- Jaceylka Waa Mas`uuliyad : gabadha ayaa marka ay ku jirto bilaawga jaceylka u haysata in jaceylka yahay hub ay kula dagaalamayso qofkii cariiriya xorayadeeda una haysta in weli ay yar tahay , balse gabdhaha jaceylka ku cusub waxa aysan garaneyn ayaa ah in jaceylka yahay mas`uuliyad ,ogoow jaceylka waa qadarin , sameynta jaceyl dhab ah waxaa u sal ah kalsooni iyo is fahan .
2- Jaceylka Waa Joogteyn : Jaceylka waa hishiis laba qof ku balamayaan in ay fuliyaan dhamaan sharciyadiisa tanina gabdhaha jaceylka ku cusub ayaan garaneyn una haysta kaliya in uu yahay is weydaarsi erayada jilicsan balse waa mas`uuliyad intaas ka weyn .
3- Jaceylka Waa Ixtiraam : Jaceyl aan laheyn ixtiraam waa geed aan miro laheyn , waana muhiim in gabarta jaceyl cusubka ah ogaato , ogoow sida aad dooneyso in laguu ixtiraamo in adna lagaaga baahan yahay
4- Jaceylka Waa Naf Hurid : Ogoow jaceylka hadii uusan laheyn isu tanaasulid in uusan guuleysaneyn waligiis .
Share on Facebook
Sa'cid
February 18, 2013 at 9:11
hhhh nawaal haweenka malagu guurooyo lkn anaaba arkay lkn markii danbe rabaayad aan ka dhigtay kkkkkkkk
Ilka'case malaba
February 17, 2013 at 9:11
Ar daya naagtaan waa aqaan waxay ka shaqeesaa maqaayad ku taalo malaba border uganda gelle hotel
caadle
February 16, 2013 at 9:11
kkk aqyaareeey waan idin wada salamay qaasatan howl wadeenada wepka dhan ahaan waxaa jeclaan lahaa in aan wax ka ogaado in qofkaan mesha ku sawiran aad ka heesataan ogolaasho in swrkeeda a´meshaan lasoo galiyo mida kale gabadhaan waa gabadh walashay ah oo degan sweden waxaa ka codsanayaa howl wadeenada ama qofki so qoray qoraalkaaan in aay ogolaasho kasoo qaateen gabadhaan in swrkeeda lasoo galiyo meshaan mahadsanid, ogaada na arinkaan in aan ka hari doonin dabcan ilaa iyo mesha ay igu gaarto waxaa diyaar u ahay in aan idinla gaaro .thnks
Love
February 16, 2013 at 9:11
Kabarta oo lahaysta
runloow
February 16, 2013 at 9:11
waa run hawenka somaliga ma ayqan arimahaan la hayste kaliya moodaan in ninka laag dhigo
nawaaal
February 16, 2013 at 9:11
kkkkk alcarabiya maalmahaan haweenka lee ku guureysaan