Baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar ahaan iyagaga oo hal meel ka beegsada , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan isha kusii naba , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen .
Warbixinta ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ; heerkooduna uu noqonayo mid kafekera ciyaarta sariirta .
Haweenka ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada ; iyaga oo xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale warbixinta shaacisay in haweenku aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan .
Share on Facebook
C/raxman cadde
February 25, 2013 at 9:11
Run ahanti arintasi wa mid jirta sidan in badan u arkay rag badana kudhacday xubinta ma ahan igu so orod k.k.k.k.k.k.k.k.k by
Liibaan
February 23, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.jk. Naaska waa xubin aad uqaaliya lagama ciyaaro
guled
February 19, 2013 at 9:11
kixkixkixkix hadane kixkixkixkix sxb wa kawadata waxa donto ahowbe waxad ku hadlayso xaqweye.
c.wahaab
February 16, 2013 at 9:11
k.k.k.k.k. Wasax hadii aa nahay raga waan sameyna
Ahmed
February 16, 2013 at 9:11
Tan Wa run,