Yaan Lagaa Dareemin Ayaan Is iri Shaki Nafsiyan i Heystay Dartii sedex Jeer ayaan Qubeystay Maalintaas si uun Jirkayga usoo ifo oo aan u Noqda qof soo Jiidasho Leh.
Dhowr Dhalo oo Barafuun ah oo Qolkii aan Iskaabulada ku ahaa ii Taalay waan isku Jabiyay, Cataro udugooda aan u Bogayna Biyo Raacis ayaan Kasii dhigtay, Waxaan isu Reebtay Ma Jiraan, Dhar Nuucii Ugu Qurxoonaana Waan Xirtay, Time-kii Balanta Waxa ka Hartay oo Kaliya saacad Qura, inta aan Guriga Ka Bixin aniga iyo Nafteyda waxaa Na dhex Martay isla Sheekeysigaan:-
Haa Nafyahey Waan Ogahay in shaki Kugu jiro oo aad Ka Wal walsan Tahay Balanta Maanta iyo Halka ay Ku Biya shuban Doonto, Sababtoo ah iLaa Hadda Waxaa Maskaxdaada Ka Bixi la,a Hagardaamooyinkii aad Kala Kulantay Balama Hore oo aad Ku Hungowday.
Maya Maya Maya Wareegtaa Waa Sil Silad Maanta Guusha anaa Leh, Sida aan Telefoonka Ugu Soo Xera Galiyay Gabadhan ayaan Ogehee Welee inantaas Waa Garabkayga, isla Sheekeysigii Isaga oo Dhex uu u Marayo ayaa La Gaaray Waqtigii Balanta.
Waa uu Dhaqaajiyay Waxa uuna Gaaray Goobtii Balanta Gacanta Waxa Uu Ku Wataa Buug Yar oo inanta ay Balameen tiri Hore Gacanta ugu Soo Qaado si aan Dadka Kale Kaaga Garto, Taa Waxaa Kasii Dheeri ah Dhar in Lasoo Xirto Lagu Wada Balamay Ayaa Jirta…………..Mudo Sodon Daqiiqa ah Markuu Taagan Yahay Wax soo Socdaana aysan Jirin Ayuu Telkeedi Wacay, Markuu Weydiiyayna Maxaa Kugu Dhacay Waad Soo Daahdee Waxa ay Jawaab uga Dhigtay.
Kor Baan Kaa arkay ima aadan Qancin, Waxa ayna Hadalkeedii Kusoo Af Jartay ALIHII KU ABUURAY EED MALEH ISHII KU ARAGTAASA AYAAN DARAN, Markii ay intaas Tiri ayeey telkiina dag dag ugu damisay.
F.g. Qormadan KAFTAN jACAYL Xuquuqdeeda Waxaa Iska Leh shabakada hilinka.com, Waxa ayna noqon Doonta Qorma Taxane, oo Marba Meel aan ku abaari doona Hadii Alaha Awooda Lihi Yiraahdo
www.hilinka.com
W.D:- Maxamed Xuseen Yuusuf Xaaji Tahriib
xaajitahriib@hotmail.com
Mob:- 0027784293322
Port-Elizabeth South
Sahra yuusuf{sahruuja}
May 9, 2013 at 9:11
K k k k k k k k k k wlh waa arin layaableh soomalidana waxaan usheegayaa inuusan jclka kaftan galin
C.raxman
March 13, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k aniga aya ku sameeya gabdhaha arintaas arin lamid ah
Nasriin
February 17, 2013 at 9:11
Kkkkk xasuus aad i gelisen meqa mar an sas sameyey lakin ani niyada kama dili jiren hada arko waka tagi jire hadu shidneyn telfonkana waku dhagesan jire
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 17, 2013 at 9:11
Shekadan markahore oo aan akhraayay waan akhri waayay calooxumo in aan joojiyo xitaa mar ayan go.aansaday lkn markan arkay dhibka qofka ow hesto in uu yahay Nin qalbiga wow iiqabowyay Nin iyo Naag Arimahaas wey u kalanugulyihiin NAAGTA AYaa unugul marka in lalamurugodo Nagaha waye calol xumada taa ayaa igalisay
hani birimo
February 16, 2013 at 9:11
thnks anna sheko kaftan so wada jaceylka na dhex martay