Jaceylka waa nolol noloshanu jaceyl ayay ku tiirsan tahay , jaceylka waa koob biyo qaboow uu ku jiro cid walibana ay dooneyso in ay cabto ,hadaba iyadoo 14-February loo aqoonsaday maalinta jaceylka aduunka oo dadka is jecel ay xusayaan macaanka jaceylkooda ayaa dhanka kale iyana waxaa jira dad uu dhibaateyay jaceylka cudurana ku reebay toloow dadkaas iyana yaa u maqan.
Ma ihi danjiraha Niyad Wanaaga , ma ihi wasiirka arimaha dibada ee arimaha qoyska ,mana ihi xog hayaha guud ee qarumaha jaceylka sidaa oo ay tahay waxaan dadka dhibaatooyinka jaceylka la kulmay gaar ahaan Somalida ka codsan lahaa in la sameeyo maalin qaran oo dhibanaayasha jaceylka u gaar ah oo ay ku xusayaan xanuunada jaceylka iyo dhibaatooyinka uu u geystay .
Dadka uu jaceylka dhibaateeyay aad ayay u tira badan yihiin , cuduradiisana waa badan yihiin wax ayna xanuunadiisa ka bilaawdaan kansarka cabsida ,wel welka iyo sugitaanka badan..
Waxa uu u soo dhaadhacaa beerka ka dib halboolaha dhiiga waxaana u sabab ah muragada , waxana ugu daran maskax xinjiroow tasina waxa ay ka dhalataa marka irdaha jaceylka soo xirmaan , koleero ayuu sii noqdaa marka qiyaano jaceyl timaado.
Aqriste Ogaaw jaceylka waxa uu leeyahay caqli iyo naf waxaana ka baqayaa in cadaadis la saaro oo cudurada la beero lagu
talaalo , waxaase ka sii baqayaa in lagu dooxo qiila wa qaala(Waxa La Yiri)
Waxaa ka sii daran oo aan ugu baqayaa in uu waayo unugyada difaaca jirka taasi oo ka dhalaneysa in uu waayo daacadnimo iyo bikirnimadiisa.
Hadaba jaceylka waa noole dadka dhibaateysana waa in ay helaan maalin u gaar ah iyana , hadii dadku garan lahaayeen jaceylka macaanlkiisa dunida dagaalba kama dhaceen .
Aqriste hadaad dhibaato jaceyl la soo kulantay waa sidee dareenkaada haatan xilli dadka i jecel sheegeen in ay xusteen maalinta jaceylka inkatoo fikrad ahaan lagu kala duwa yahay.
Cisman Fantastic
alcarabiya editor team .
Share on Facebook
qalanjada hablaha sanadka
March 30, 2013 at 9:11
al.carabiya.com
gacan sare iga hoda
fikradinana wa mid gacan sare lo taago runti
nolada yaqey.
Wasaaye
March 23, 2013 at 9:11
Caro iyo ceb waye in an nahay dhalanti wadanka inta aan aladana an ku mashqulsanahen sow ma wanagsano inan wax barano inan isku dayno inan dhulkeni dhisana kuna raxaynaya
mustafe
March 21, 2013 at 9:11
asc walal jcyl ayad kahadlaysan hh aniga qofti kaliyaata aan dugashanayaayey ayaba dabin idhigte aya kale dugashta marka ad ledihin usameya dhibanaha jcylk iygana malin qalbigoga ayad dhawacaysin iyo murugtoda unbad ukordhinaysin marka walalahayow fikradasi ilama ficno_
mustafe
March 21, 2013 at 9:11
asc walal jcyl ayad kahadlaysan hh aniga qofti kaliyaata aan dugashanayaayey ayaba dabin idhigte aya kale dugashta marka ad ledihin usameya dhibanaha jcylk iygana malin qalbigoga ayad dhawacaysin iyo murugtoda unbad ukordhinaysin marka walalahayow fikradasi ilama ficno
saacid
March 21, 2013 at 9:11
Asc all walalaha musliminta mel walba aad jogtan.marka xiga waan idin ku tagesahay waa wax mesha ku jirta in loo sameyo malin tariikhi oo xusan dadka u dhibataysan jacaylka dartiis ,waa wax loo bahnaa in laga fikiro
Ruun
March 19, 2013 at 9:11
Wlhi alcarabiyah waxan tager sanahay in la sameyo malinta dhibanaha jecelka
C/raxman cadde
March 1, 2013 at 9:11
Walh ma,aqaan heerkulka aan ku qiyaaso garaaca wadnaheyga murugada iyo tiiraanyada i heyso ok waxaan ahay wiil somaliyed kuna nool dalka gudihiisa waxaana jirta gabar aan si wanaagsan isku jecleen ilaa gabadhii aan ku ballano inaan qoyskoda ka doonta lkn nasiib daro waala ii diiday markii danbane gabadhii baala igu diray wayna ila colowda maxaa igula talin laheydeen al carabiya iyo dhamaan aqrista yaasha sharafta leh
sharmake
February 19, 2013 at 9:11
Asc dhaman waxaan halkana ka salamaya hawl wadeenada alcarabiya gaar ahaan Rug cadaaga xaajitahrib, intas kadib Aragti ahaan waxaan so dhaweynaya in la sameeyo maalin ugooni dhibanaha jcylka iyo ururo udooda xuquqda jcylka waxaad arkeysa 2 lamaane muda badan wada socday in lagu kala diro lacag lasiinaya rerka inanta halka 2di is jecleyd ay la kulmayaan dhibaato fara bdan Arintasne waa mid ku badan umada somaliyed, si,aan ugu kortagno 1= waa inaan sameynaya malin u asteysan dhibanaha jcylka 2=waa in malintas talooyin wax ku ool ah lasiiyaa dhibanaha 3=waa in la hela urur ama hey,ad udooda mucashaqiinta 4= waa in waalidinta iyo dadka ku lugta leh burburinta jcylka laga waaniya 5=waa in dhiira galin lasii kuwa markaa jcylka ka dhaxeeyo wblh towfiq bye hassan haji k.africa jhb No:+27846789076
Gaarisa people
February 17, 2013 at 9:11
Ar hooy bilcaantan hoos isku fiiriya alcarabiya waxa weydiin ar siil magororaa
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 17, 2013 at 9:11
ALCARABIYO IYO AKHRISTAYAASHA KULI WAD MAHADSANTIHIIN WAANE IDIN WADA SALAAMAY magaceygu waa yaasiinka joogane jasiirada malta salaan kadib Ani malinta jaceel iyo maalinta naceeb makalagaranaayo lkn waxaa indhaha la.iskatirikarin waa cudurka jaceel Ani shaqsiyan cudurka jaceelka wow isomaryay xitaa 8 sano kadib ilaa hada wow igudan beeyaa Gabar ayaa mudo dheer jaceel islawadnay Gabadhaas iskuul ayan isladhiga jirnay waxan iskujeclaanay silayaableh oo aad iyo aad ayan iskujecleen waxaane ku balanay in aan isguursano markan iskuulka dhameyno halsano ayaa iskuulka nooga harsanaay 2deenaba marka waxaa dhacday balantii markey kaharsantahay 3bil oo waline jaceelkeyna in uu siikordho mooyee owne naganaaqusin ayaa Gabadhi waxey walidiintet siiyeen wiil ay Gabadha qaraba ahaayeen oo Ingiriiska kayimit Gabadha waxey isku dayday in aydiido oo xitaa waa ay u shegtay in ay Ani balan nagadhaxeysay sitoos ah iyo sidadbanba wey udiiday lkn horay ayaa loodhahay {RI MAA CAANO DIIDI KARTO} Gabadhii wiilkii ayaa guursaday oo Waabe xaas hada Anne Nagkale ayow Alle calafkeykadhigay oo hada islajognaa caruurne Alle iga siiyay lkn ilaa hada Nabaradii jaceelkii wali wow igu danbeeyaa oo mararka qaar xasuus ayan galaa marka ACARABIYA{XAAJI TAARIIB TALO KEEN}Naagtaas sidan qalbiga uga sarikaraa N.B.GABADHA MALINTII NIKAAXEEDA DHACAY LAGUURSADAY ILAA HADA MARKASTO WEY ISOXARIRISAA SIKASTO OO TELKA UBADASHAY WAXEY TAGAN TAHAY HADO CALAD NA.ISKUKEENDIIDAY WAALALTINIMADA ILAALI
runloow
February 17, 2013 at 9:11
alcarabya noolaada walaahi waa run maalinta jaceylka ku laah , maalinta dhibanaah jaceylka taagersanahay