Waxaa jira dhowr xidigo balse dayax waa hal , waxaa jira saaxibo badan balse kan ugu fiican waa hal , in aad i iloowdo waa mid adiga ku taal , in aan aniga ku iloobo , taasi waligeed xageyga kama dhaceyso .
Marka ay badda gurto , marka shimbaraha cirka u biibaan , marka dhamaan saaxibada ku dhahaan macsalaama ogoow jaceylka aan ku qabo waligiis ma dhinto .
Mararka qaar nolosha waa ka mashquushaa oo xitaa e tahay kuma dhahdo balse micnaheedu ma aha in lagu iloobay ee ogoow in aan aniga ahay qofka mar waliba ku xasuusan .
Marka aad dareemeyso cidlo , qof kaa ka taxadaraay jirin , qof kuu xiisaya jirin , qof ku jecel jirin , qof ku doonaya uusan jirin ….. xasuusnoow dhamaan in aan aniga kuu sameeyo , waa ku ilaaliyaa , ku xiisaa kuna jeclahay , waana ku baahanahay .
Hadii riyadeeyda tahay goobta kaliya ee aan kugu hili karo , hadaba waxaan doonayaan in aan la jiifto riyadaas waligeey.
Hadii aad is aragto adiga oo jooga qolka mugdi ah .. alwaaxda geesahaaga yaal ay casaan yihiin ! dhiiguna uu ka imaanayo meel waliba ha baqin waxaad ku jirtaa qalbikeyga .
Alcarabiya.com Hoyga Aimaha Qoyska .
Dayax xasan
February 26, 2013 at 9:11
Al carabiya markan wad ka so darten maxa waye alwax dhig kasocdo iyo waxad ka shekaynaysan
AL WADAN 1
February 18, 2013 at 9:11
Hehehheeh waraa adinka waxiina baxarees waaye maxaa dhacay naagta cabsi maa lagu ridi rabaa mise waa la sasabaayay alwaax dhiig ka socdo aaaaa flim horor leeba daarteen ka taga meesha sheeko suuro suuro ah keena yaaqee
oscar
February 18, 2013 at 9:11
hhhhh
kuwan qof looma diri krao asxaabey jawiga dajiya hee shekadii hablaha hindiga waaye midaan ,,,,,,,,
tiii halbalaha somali loo sheegi lahaa keena?????
somalida waxaan maqaadanayaa,,,,,,,,,,,,
SAMIIR
February 17, 2013 at 9:11
Wan ku faraxsanahay al carabiya .com sida weyn aay jacel ka wax ugu yaqa nan
Abdikarim
February 17, 2013 at 9:11
Kkk jacelku saan miya