Markasto oo ay dhacdo dhibaato is faham la’aaneed had iyo jeer mawada noqoto labada ruux , hadaba Aalcarabiya ayaa kuu hayso xal aad labadiinu kuwada farxeysaan oo uu xiriirkiinu u noqonayo mid aan buuq soo dhex galin.
Hadaba laba lamaane ee uu kadhexeeyo xiriir ka jaceyl ee masaafada kal fog ku kala nool ayaa looga baahan yahiin dedaal dheeraad ah ku kordhiyaan oo kaga duwan lamaanayaasha iska agdhaw.
Waxa markasta dhacda in ay eedeyn ay isweydaarsadaan sida iyaga oo ruuxa kale ku yiraahda maxaa telkaada masoogalayo , dhaqso maxaa iigu soo jawaabi weysay , internet-ka waqtigaa soo gal ayaa ku dhahay maxaa kawaday iyo waxyaabo kale oo lamid ah , iyada oo moodeysa in aad dayacday xiriirka jaceyl.
Waxa kuu furan in aad qanciso oo aad shakiga kasaartid gacalisadaada adiga oo siyaabo kala duwan sharaxaad u siinaya , ogaw macaantaada waa ay kudareemeysaa oo kali ahaansho ayaa heysata marka waa in aad waqtiga aad siineyso ay taxadar badani uu kaa muuqdo.
Wicitaan la’aantu waa masiibada kaliya ee burburiso xiriirka lamaane , lahadal markasta oo ha isku dayin in aadan hal maalin wicin ama aad iyada/asaga kasugtid wicitaan ; raadi wadiiqooyin kale oo aad lahadlida ugu bedeli karto sida adiga oo online kala sheekeysatid sida skype-ka , tani waxa ay baabi’ineysaa qalad kasto oo idinkasoo dhacay.
Share on Facebook
ahmed lovely boy
February 21, 2013 at 9:11
asc dadyahow malasoctin ey alcarabiye ey na caawiso weyna ku mahadsanyihin had iyo jer mida kale waxan ka cod sanaya iney na so daayan si lamanaha aad jeceshahay oo na kacabsaneysid si aad oku shekan lehed jecelkaga k
Nasro jecel
February 20, 2013 at 9:11
Asc dhalinta al carabiya masha alah wa dadalesan balsee intas ayado jiirta aya hadana la iis qiilafaya oo la isla hadlo online ka la iskala hadlo marka labada qoof waxanu leenahay qalbiyadoda ilah haa iisku diibciyo
MAXAMED JAAMAC
February 17, 2013 at 9:11
WAA TUNTEEDE/ AMA WAA WUNTII NINKA SARE KUXUSAY EE IGA HOREEYAYE KOLAY XIDHIIDHKA JOOGTADA AHINA MAFICNA OO BOORING AYAA LAGA QAADAYAA .. KALA MAQANAASHIYAHU MAR-MARKA QAARKII AYUU DAWO U YAHAY XANUUNO BADANOO AY QARSANAYAAN LABADA QOF
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 17, 2013 at 9:11
AL CARABIYA IYO AKHRISTAYAASHA WAA IDIN SALAAMAY Alcarabiya soo maah maahda somalida ma eheen {BARYO BADAN IYO BUGTO BADAN} waa la.isku nacaa Naagtii Naaha u aqliga badneetne {CARAWEELO} soo madhihin { NIN HANA KAA MAQNAADO HANA KUU MAQNAADO}==[NAAG KAMAQNAAW UNA MAQNAAW] micnaheeda ah Ninka Naagta yowne u badnaanin agteeda yowna kamaqnaanin agteeda{TALADI ARA WEELO} waa sidaa hadey kalafgyìhiin xitaa in layareyo Ninbuuzka wixilamid ah mase Alcarabiya waxad leedihiin casrigaas hada walasodhafay? Oo casri cusub ayaa lagujiraa{ADUUN YADII WEY HORMARTAY} jawa