Haweenka ayaa in badan oo waqtigooda ah ku qarash gareeya ka fikirida galmada marka loo barbar dhigo cuntada iyaga oo in ku dhawaad 10 jeer maalinti kafekera ,Iyaga oo niyad dheer oo furfuran ugala .
Warbixin ayaa baaritaan kan lagu in haween badan uu miisaankoodu hoos u dhacay sababta ayaa lagu sheegay in ay cuntada ku dul fekeraan iyaga oo maskadoodu kumaqan tahay ciyaar sariireedka.
Cilmi baaristan ayaa lagu sii qeexay in ay cunta ay waqti ay cunida u helaan oo kaliya waqti ka gedisan kan normalka ama caadiga ee sedexda waqti ah.
Dhaqaatiirta ayaa digniin kasoo saaray in ay ku adkaato waqtiyada loogu tala galay in lacunteeyo sida quraacda , qadada iyo cashada , haweenka ayaa u arka in ay heystaan xilliga ugu wacan oo ay qorsheysteen cunitaanka u jadwaleysan ee caafimaadka.
Share on Facebook
laki ahlaam
February 23, 2013 at 9:11
Darasada waa sax markasta waan ubaahanaa hadaan wax karineeno ama jiifno cuncun aad udaran buu nagu hayaa geedkan danbaq hadilee runta waa muhiim
c.qani vidic
February 20, 2013 at 9:11
idman abaayo horta qabiil mafiicno in aad sheegtid blse fikirkaga ka dhiibo in eey haweenka mar walbe ka fakaraan Dagaal sariireedka cml aniga waxaan qabaa in naagaha Idman oo kale eey ka fakaraan Ciyaar sariireedka kkkkk
c.wahaab
February 19, 2013 at 9:11
kakakakaka waa sax taas in dumarka mar walba ka figraan sariirta
haashim
February 19, 2013 at 9:11
asc ugu horeen iga gudooma salaan guud iyo mid gaar ahaaneed
qodobka aan gudo galo: waxaa xaqiiqo ah qofka labka ah in uu halmar damco galmadda halka dumarka ay yihiin 10.
ma jiraan wax astaan oo lagu garto labada qof (inuu daren jiro)?
answer as soon as posible
thanks
Gabar Somali
February 17, 2013 at 9:11
Mar mar oo xasaasiyada kugu kacsantahay waa laga yaaba in laga fikiro lkn mar kasto ma ahan
Idman
February 17, 2013 at 9:11
War naagtan afweyna ma habargidir baa
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 17, 2013 at 9:11
Ani waxan dhihi lahay warbixintaan hanogu faa iideeyaano Haweenka somalida ah oo webka Alcarabiya sogalaayo Ani waxan aaminsanaay Lanbar wan in ay cuntadu tahay lkn haday darasadaan tahay sax oo ay Nagaha sariirta iyo cuntada ay sariita u muhiimsantahay Hablaha webka sogalaa ayan jawaabta oo sax ah kasugeynaa in ay noogu faa iideeyaan!!!